Close Menu
    What's Hot

    WAR DEG DEG Ugu dambeyn Kulankii Barlamaanka ayaa dib loo dhigay, keddib

    February 2, 2026

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗡 𝗦𝗛𝗔𝗔𝗖𝗜𝗡 𝗥𝗔𝗦𝗠𝗜 𝗔𝗛 𝗫𝗜𝗟𝗞𝗔 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫𝗪𝗘𝗬𝗡𝗔𝗛𝗔 𝗛𝗜𝗥𝗦𝗛𝗔𝗕𝗘𝗟𝗟𝗘.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      WAR DEG DEG Ugu dambeyn Kulankii Barlamaanka ayaa dib loo dhigay, keddib

      February 2, 2026

      Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗡 𝗦𝗛𝗔𝗔𝗖𝗜𝗡 𝗥𝗔𝗦𝗠𝗜 𝗔𝗛 𝗫𝗜𝗟𝗞𝗔 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫𝗪𝗘𝗬𝗡𝗔𝗛𝗔 𝗛𝗜𝗥𝗦𝗛𝗔𝗕𝗘𝗟𝗟𝗘.

      February 1, 2026

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      WAR DEG DEG Ugu dambeyn Kulankii Barlamaanka ayaa dib loo dhigay, keddib

      February 2, 2026

      Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗡 𝗦𝗛𝗔𝗔𝗖𝗜𝗡 𝗥𝗔𝗦𝗠𝗜 𝗔𝗛 𝗫𝗜𝗟𝗞𝗔 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫𝗪𝗘𝗬𝗡𝗔𝗛𝗔 𝗛𝗜𝗥𝗦𝗛𝗔𝗕𝗘𝗟𝗟𝗘.

      February 1, 2026

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo:- Ra’iisul Wasaare Xamza: “Aniga miyaa musuq-maasuq sameeya, mise wasiirrada?”

    Daawo:- Ra’iisul Wasaare Xamza: “Aniga miyaa musuq-maasuq sameeya, mise wasiirrada?”

    By radiohalgan.comMarch 5, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo maanta furay Shirka Madasha Isku-duwidda Horumarinta ayaa si adag uga hadlay arrimo musuq-maasuqa ee ka jira gudaha Soomaaliya.

    Kulankan oo ay goobjoog ahaayeen xubnaha beesha caalamka iyo wasiirada dowladda federaalka ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimaha maaliyadda ee dalka.

    Xamza oo khudbad ka jeediyay madasha ayaa su’aallo ka keenay warbixinnada soo laa laabta ee ay oomaaliya ka gasho kaalinta u hooseysa dalalka ugu badan musuqa.

    Ra’iisul wasaaraha ayaa is weydiiyay cidda sameysay musuqa, isaga oo tusaale usoo qaatay golihiisa wasiirada.

    Waxaa la sheegaa inuu jiro musuq-maasuq badan, Soomaaliya International Transparency waxay nagu soo qortaa meel aad u fool xun yaa wada xaggee ka timid, yaa mas’uul ka ah, ma anigaa musuq-maasuq sameeya? xagggee musuq-maasuqa ka yimid ma heerka wasiirada mise Xalane ayay fadhidaa” ayuu is weydiiyay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi.

    Sidoo kale wuxuu sii raaciyay “Waxaa laga yabaa in aysan wanaagsaneyn wada shaqeynteenna, waxaa laga yaabaa inuu shaki nagu dhex jiro”.

    Xamza oo hadalkiisa sii wata ayaa ku baaqay in marka hore laga hagaajiyo wada shaqeynta, kadibna la’is aamino, si looga shaqeeyo horumarka guud ee dalka.

    “Waxayu u baahanahay in la’si fahmo, bal horta aan wada shaqeynta ku heshiino, Soomaalida gudaheeda iyo saaxibadeenna caalamka” ayuu mar kale yiri Xamza.

    Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo dowladda Soomaaliya ay dhowaan qaaday tallaabooyin ka dhan ah musuqa oo loo soo xiray mas’uuliyiin haatan la maxkamadeynayo.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    WAR DEG DEG Ugu dambeyn Kulankii Barlamaanka ayaa dib loo dhigay, keddib

    February 2, 2026

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗡 𝗦𝗛𝗔𝗔𝗖𝗜𝗡 𝗥𝗔𝗦𝗠𝗜 𝗔𝗛 𝗫𝗜𝗟𝗞𝗔 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫𝗪𝗘𝗬𝗡𝗔𝗛𝗔 𝗛𝗜𝗥𝗦𝗛𝗔𝗕𝗘𝗟𝗟𝗘.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    WAR DEG DEG Ugu dambeyn Kulankii Barlamaanka ayaa dib loo dhigay, keddib

    February 2, 2026

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗡 𝗦𝗛𝗔𝗔𝗖𝗜𝗡 𝗥𝗔𝗦𝗠𝗜 𝗔𝗛 𝗫𝗜𝗟𝗞𝗔 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫𝗪𝗘𝗬𝗡𝗔𝗛𝗔 𝗛𝗜𝗥𝗦𝗛𝗔𝗕𝗘𝗟𝗟𝗘.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.