Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Dagaal xooggan oo ka dhex qarxay dalalka Pakistan iyo Afghanistan

    February 27, 2026

    Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

    February 24, 2026

    Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

    February 24, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Dagaal xooggan oo ka dhex qarxay dalalka Pakistan iyo Afghanistan

      February 27, 2026

      Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

      February 24, 2026

      Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

      February 24, 2026

      DEGDEG: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Rooble, ayaa si adag u cambaareeyay xarigga wariye

      February 24, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG Dagaal xooggan oo ka dhex qarxay dalalka Pakistan iyo Afghanistan

      February 27, 2026

      Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

      February 24, 2026

      Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

      February 24, 2026

      DEGDEG: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Rooble, ayaa si adag u cambaareeyay xarigga wariye

      February 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Qorshaha Xasan ee dastuurka oo noqday laba daran mid dooro iyo midka Soomaaliya u roon

    Qorshaha Xasan ee dastuurka oo noqday laba daran mid dooro iyo midka Soomaaliya u roon

    By radiohalgan.comMarch 28, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Sabtida soo aadan oo bishu tahay 30, baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod u qaadi doono ansixinta afarta cutub ee ugu horreysa dastuurka.

    Sida Villa Somalia ay qorsheysay la’lama sugi doono 11-ka cutub ee dhiman. Nuqulka ugu dambeeya afartaan cutub ayaa lala wadaagay Xildhibaannada. Waxyaaba ku qoran cutubka afaraad waxaa kamid ah inuu dalka yeesho ra’iisul wasaare uu madaxweynuhu eryi karo markii uu doono.

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay cadaadis ku saabsan sameynta madaxweyne iyo madaxweyne ku-xigeen ayaa hadda u guuray ra’iisul wasaare uu isagu xilka ka qaadi karo.

    Dad badan ayaa durba bilaabay inay ka doodaan midka Soomaaliya u roon ra’iisul wasaare uu madaxweynuhu xilka ka qaadi karo oo agaasime lamid ah iyo madaxweyne ku-xigeen shacabka dooranayaan oo uusan madaxweynaha eryi karin.

    Kursiga ra’iisul wasaaraha wuxuu marwalba dheeli-tiri jiray madaxweynaha, gaar ahaan xilliga doorashada markaas oo inta badan madaxda isku deydo inay xukunka sii haysato ama ay qabato doorasho ay iyagu kusoo laaban karaan.

    Tan iyo dib u yagleelidii Jamhuuriyadda 3-aad ee Soomaaliya oo magaalada Carta kasoo bilaabata, waxaa laga dharagsan yahay in uusan jirin madaxweyne rabay inuu doorasho qabto laakiin dhamaan waxaa doorasho gelinaayay ra’iisul wasaarayaashii markaas fadhiyay.

    Madaxdaas qaar ayaa isku dayay inay ra’iisul wasaaraha iska eryaan, si ay usii dheereystaan xukunka ama ay u dhacdo doorasho ay kusoo laaban karaan. Waxaana ugu dambeeyay Farmaajo oo isku dayay inuu xilka ka qaado ra’iisul wasaare Rooble laakiin maadaama uu dastuurka KMG ah taas diidayay waa u suurtoobi weysay.

    Saddex arrimoodba Soomaaliya waxaa u fiican in aan la dhimin awoodaha ra’iisul wasaaraha oo aan wax walba lagu qiimeyn muddo xileedkan.

    Haddii madaxweyne Xasan Sheekh uu isagu isku arko siyaasi aan waxba ka haleynayn qaranka, waa in dhinaca kale lagu xisaabtama inay wax walba oo taban ka imaan karaan qofka ka dambeeya ee isaga kadib xukumi doona dalka.

    Haddii awoodda ra’iisul wasaaraha la dhimo waxaa si weyn hoos ugu dhici doona isku dheeli-tirkii laamaha dowladda. Waxaa dhici doonta in la waayo ra’iisul wasaare isku dhigi kara haddii uu madaxweynaha u bareero inuu dalka kala diro, boobo ama uu geliyo heshiisyo uusan qaadi karin.

    Waxaa dhamaan doona ra’iisul wasaare laga sugo inuu dalka doorasho gaarsiiyo, waxaana beddelkeeda la arki doona ra’iisul wasaare xukunka u xoogaya madaxweynaha magacaabay ee haddana eryi kara.

    Xagga qabaa’ilka: Kursigan reer ayuu marwalba u noqon jiray sad siyaasadeed, maadaama aanay Soomaaliya weli ku heshiinin inay ka guurto hanaanka qabaa’ilka ee 4.5, haddii awoodda kursiga la dhimo kuma filna inuu saami qeybsi noqdo, mana jiri doono reer ku qanci doona ra’iisul wasaare agaasime ku tabar ah.

    Xamaasada iyo shaqada: Kursiga ra’iisul wasaaraha wuxuu lahaan jirey xamaasad, laakiin markii Sabtida la dhimo awoodda kursiga ra’iisul wasaaraha xiiso badan siima lahaan doono.

    Sidoo kale shaqooyinkii shaqsiga ahaa, ku dhicii uu lahaan jiray qofka booskan haysta ayaa meesha ka bixi doona oo qofka wuxuu ogaanaya in xilli walba la eryi karo oo uusan u baahneyn kooram baarlamaan, isaguna uu is difaaci karin.

    Marka la eego xaaladdan, madaxweyne ku-xigeen doorasho ku imaanaya oo uusan madaxweyne magacaabeyn uuna eryi karin ayaa 100% dhaami lahaa ra’iisul wasaare agaasime ah ayey leeyihiin dadka isbarbar dhigaya labadaan boos midka Soomaaliya u roon.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Dagaal xooggan oo ka dhex qarxay dalalka Pakistan iyo Afghanistan

    February 27, 2026

    Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

    February 24, 2026

    Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

    February 24, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Dagaal xooggan oo ka dhex qarxay dalalka Pakistan iyo Afghanistan

    February 27, 2026

    Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

    February 24, 2026

    Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

    February 24, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.