(Beledweyne)- Radiohalgan.com wararka aan ka heleyno Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan shalay Beelweynta Yabar Madaxweyne ee Magaalada Beledweyne ayaa ka soo horjeedatay in la waraaro Xarunta Gobolka ee Lama-galaay
Dhanka kale Beesha Yabar Madaxweyne ayaa Soo Dhaweysay in La qado isbaarada sharic darada ah Matabaan ilaa Beledweyne .
Beelweynta YM ayaa toos ugu soo horjatay Kulan shalay ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Soo agaasimeen Taliyaha Nabadsugida Sirdoonka Qaranka Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbalooshe iyo Wasiirka Wasaaradda Badroolka Xukumadda Soomaaliya Mudane Daahir Shire Maxamed oo Taageero ka helayo laba jufo ka soo kala jeedan Si eey u wararan Beelaha Kale ee Xawaadle ayagoo shaati Dowlad istimacalayo saas waxa radio Halgan u sheegay Mid ka mid ah Nabadoonada 10 oday ee yabar Madaxweyne.
Ugu danbeenyntii Beelweynta Yabar Madaxweyne ayaa igu racaay in la difaaco sharafta Beesha, Gudoomiye Cabdirashiid Cabdicasiis (ilkacase) oo Ciidaamo oo badaan ku haayo Xarunta Gobolka Hiiraan ee Magaalada Beledweyne.
Kal hore ayaay aheyd in shati Dowlad lagu Weraro si toos ah Taliye Nuur maxamed absuge (Nuur dheere) oo hadda Gudoomiye ka ah Degmada Jalaqsi ee gobolka Hiiraan.
Waxii waraar ah oo ku soo kordho kala soco marwlba Ish Warar radio Halgan Mahadsanid