Wariye liban Qoone ayaa faah-faahin ka bixiyay xarig logu geystay Degmadda Maxaas ee Gobolka Hiiraan markii labaad
Shallay illaa xallay oo aan u xirnaa shaqsi waliba si sharci darro ah shaqsigaas oo ah Sanbaloolshe, uggu dambeyn hadda ayaan ka soo baxay qolkii mugdiga ahaaa.
Xallay lix saac ayaa qolkii aan ku xirnaa leyga saaray leyna geey meel 10 KM u jirta Degmadda maxaas wax waliba oo dhacay maaha wax aan qarin doono .
Soo deynteyda waxaan ugga mahad celinayaa Ugaas Yusuf’ Adeerkeey Hassan Omar, asxaabta aan saaxiibka ku nahay Social Media Cillow Joobane mohamed Deakh Abdi Alin Omar Adawe iyo Odeyaasha Dhaqanka
W/Q Liban qoone