Saddex Madaxweyne Amaan Ayey dadka Ka Mudan Yihiin
Sabab: Dhiiga Dadka Ayaa ka badbaadey
- Cabdullahi Ciise Maxamud
- Dr. Cabdiqasim Salad Xasan
- Dr. Xasan Sheekh Maxamud, Midka 2aad.
Saddex Madaxweyne In La Mucaarado Ayey Mudnaayeen
Sabab: Awoodooda dad Kale Ayaa Adeegsanayey
- Aden Cabdulle Cusmaan
- Cali Mahdi Maxamed
- Maxamed Cabdullahi Farmaajo
Saddex Madaxweyne in La doorto Ma ahayn
Sabab: Wax Saameeyna oo Muuqda Ma Lahayn
- Cabdirashid Cali Sharmarke
- Sharif Sheekh Axmed
- Xasan Sheekh Maxamud, Midka 1aad
Saddex Hogaamiye Iney Dhintaan Ayey Ku Wanaagsanaayeen
Sabab: Dhiig badan Ayaa U Daatay Dartood
- Janaraal Maxamed Siyad Barre
- Koloneyl Cabdullahi Yusuf Axmed
- Janaraal Maxamed Faarax Caydid
Saddex Raisulwasaare Amaan ayey mudan yihiin
Sabab: Haykalka Dowladda Ayey Sare U qaadeen
- Cabdi Faarax Shirdoon Saacid
- Xamze Cabdi Bare
- Nur Xasan Xusen Cadde
Saddex Raisul wasaare In La Mucaarado Ayey Mudnaayeen
Sabab: Dowladnimada Ayey Goboleysi Ka Jeclaayeen
- Cabdirisaaq Xaji Xusen
- Cali Khalif Galeyr
- Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas
Saddex Raisul Wasaare in La Doorto Ma Ahayn
Sabab: Wax Saameeyna Kuma Aysan Soo Kordhin Dowladnimada
- Xasan Abshir Farax
- Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke
- Cabdiweli Sheekh Axmed
Saddex Raisul Wasaare iney dhintaan ayey ku wanaagsanaayeen
Sabab: Ciil iyo Cuqdo Qabyaladeed Ayey Dhiig dadweyne Ku Galeen
- Xasan Cali Kheyre
- Maxamed Cali Geedi
- Maxamed Cabdi Yusuf
Saddex Raisul Wasaare Dowladnimada Ineysan Dumin Ayey Ka Shaqeeyeen
Sabab: Tanaasul iyo Naftihurnimo Ayey Jiritaanka Dowladda Ugu Shaqeeyeen
- Cumar Carte Qalib
- Maxamed Cabdullahi Farmaajo
- Maxamed Xusen Roble
Saddex Janan In La Maxkamadeeyo Ayey Ahayd
Sabab: Dhiig Dadweyne Ayey Daadiyeen
- Janaraal Maxamed Abshir Haamaan
- Janaraal Maxamed Saciid Morgan
- Janaraal Maxamud Geele Yusuf
Saddex Geesi Taalo In Loo Dhiso Ayey Mudan Yihiin:
Sabab: Difaaca Dalkooda Ayey Dagaal Kula Galeen Cadawgooda
- Teneeti Maxamed Cabdulle Xalane
- Janaraal Cilmi Nur Tareey
- Koloneyl Ibrahim Roble Warfa
Saddex Hogaamiye Ayaa Mudan In La Xuso Taariikhdooda
Sabab: Halgan Midnimo Ayey Soomaaliya Abaal Ugu galeen
- Sheekh Xasan Barsane
- Maxamed Ibrahim Cigal
- Maxamud Xarbi Farax
Saddex Hogaamiye Jihada Ay U Socdeen Lama Fahmin
Sabab: Xukun Diin, Xukun Qabiil, iyo Xukun Dowlo Mid Ay Rabeen Lama Aqoon
- Sheekh Maxamed Cabdulle Xasan
- Cabdulqadir Maxamed Aden Zoobe
- Axmed Ibn Ibrahim Al Ghazi, Axmed Gurey
Saddex Laangaabnimo Ayey Ku Caano Maaleen
Sabab: Awood Aysan Mudnaan U lahayn Ayey Iska Maamulanayeen
- Janaraal Maxamed Cali Samater
- Fahad Yasin Haji Dahir
- Sharif Xasan Sheekh aden
Qiimeyntan waxa sameeyey
Dr. Saciid Ciise Maxamud (Sacim)
Gudoomiyaha Xisbiga Dimoqaradiyada Dadka
[email protected]