Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Khasaare ka dhashay qarax ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Pakistan

      September 30, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii uu ula kulmi laha Donald Trump.

      September 27, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Qadar ma ku guulleysan kartaa dib u billaabida Wada hadallada Soomaaliya iyo Somaliland?

    Qadar ma ku guulleysan kartaa dib u billaabida Wada hadallada Soomaaliya iyo Somaliland?

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJune 28, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dowladda Qadar ayaa casuumaad u fidisay Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro iyo wafdi uu hoggaaminayo, iyaga oo leh kulamo looga hadlayo iskaashiga labada dal iyo amniga badda cas.

    Qoraal ka soo baxay Madaxtooyadda Somaliland ayaa lagu sheegay in kulamada looga hadli doono danaha labada dal, xaaladda gobolka iyo amniga Badda cas.

    “Wadahadallada ayaa diiradda lagu saari doonaa muhiimadaha istaraatiijiga ah ee la wadaago, oo ay ku jiraan amniga Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed, dadaallada nabad-dhisidda gobolka ee Geeska Afrika, iskaashiga dhaqaalaha iyo kaabayaasha, iyo iskaashiga qoto dheer ee maalgashiga, tamarta, waxbarashada, iyo horumar waara” ayaa lagu yir War-saxaafadeedka.

    Falanqeeysha Siyaasadda tilmaamaya in Qadar door wanaagsan ka qaadan karto dib u billaabida wada hadallada Soomaaliya iyo Somaliland ee istaagey.

    Qadar ayaa ka mid ahayd dalalkii isku dayey inay dhexdhexaadiyaan Soomaaliya iyo Itoobiya ka dib markii heshiis muran badan dhaliyay la saxeexdeen hoggaamiyihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi. Turkiga ayaa ugu dambeyntii ku guuleystay inuu heshiisiiyo Soomaaliya iyo Itoobiya.

    Hore, Madaxweyne Cirro wuxuu safarro kala duwan ku kala bixiyay dalalka saameynta ku leh xaaladda Soomaaliya sida Jabuuti, Kenya, Imaaraadka Carabta iyo Qadar.

    Inta badan dalalka uu tagey wuxuu kala hadlayay sidii maamulkiisa u heli lahaa Aqoonsi iyo matalaad ay raadinayaan in ka badan 30 sano.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.