Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

      March 30, 2026

      DEG-DEG: Hoggaanka Koonfur Galbeed Oo Go’aan Ka Gaaray Xiisadda — Is-afgarad Lagu Dhammeynayo Khilaafka

      March 30, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

      March 30, 2026

      DEG-DEG: Hoggaanka Koonfur Galbeed Oo Go’aan Ka Gaaray Xiisadda — Is-afgarad Lagu Dhammeynayo Khilaafka

      March 30, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Puntland oo ka xumaatay Haramcad yar oo ku geeriyooday magaalada Gaalkacyo (Sawirro)

    Puntland oo ka xumaatay Haramcad yar oo ku geeriyooday magaalada Gaalkacyo (Sawirro)

    By radiohalgan.comFebruary 25, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Puntland ayaa lagu sheegay in ay ka xun yihiin Haramcad yar oo ku dhintay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

    Wasaaradda Deegaanka Puntland ayaa sheegtay in Haramcadka yar ee dhintay uu kamid ahaa saddex Haramcad oo laga soo bad baadiyay dad ugaarsato ah, waxaana la sheegay Haramcadka in uu u dhintay nafaqo darro iyo caafimaad xumo.

    Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Deegaanka Puntland

    GAROOWE: 25-02-2024 Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbedelka Cimilada waxay ka xuntahay haramcad ka dhintay.

    Wasaaradda deegaanka,Daaqa iyo isbedelka cimilada waxay 17.02.2024 Magaalada Galkacyo ka soo badbaadiyay Sadex xabo oo haramacad dhal ah(Cheetah Cubs),

    kadib Markii koox reer Miyi ah soo qabsadeen Haramacadkaas dhasha ah kana soo ka xaysteen hooyadood iyadoo u jeedkoodu ahaa inay gataan.

    Haramcad kan dhasha ah waxay soo qaateen qiyaastii iyaga oo jira wax ka yar labol asbuuc, xiligan oo kale waa kuwo aad u nugul oo ay sahlan tahay in ay dhibaato soo gaadho, Maxaa yeelay wax caano ah kama aysan soo nuugin hooyadood.

    Waxay Wasaaraddu aad uga xuntahay in sadexdii harmacada ee dhasha ahaa ee la soo badbaadiyay uu mid kamid ah dhintay xalay,Taas oo ay sababtay xaalada harmacadka dhintay oo aad u liidatay caafimaad ahaan iyo nafaqo ahaanba, layskuna dayay in la badbaadiyo laakin dadaal dheer kadib ugu danbayntii uu dhintay.Waxaa xaalad wanaagsan ku jira labadii haray, iyaga oo Wasaaraddu dadaal ugu jirto sidii loo xanaanayn lahaa.

    Ka ganacsiga sharci darada ah ee duurjoogta waa Danbi qaran(Illegal wildlife Trade) cid kasta oo ku howlan waxaan u sheegaynaa in ay howshaan faraha kala baxaan, Dhamaan xeerarka ilaalinta deegaanka iyo duurjoogta waxay cadaynayaan in aan laga ganacsan Karin dhamaan khayraadka dibiiciga ah ee dalka sida dhirta, iyo dhamaan duurjoogta dalka.

    Waxaan ku war galinaynaa dhmaan laamaha amaanka dowlada Puntland in layska kaashado sidii wax looga qaban lahaa Danbiyada la xiriira Deegaanka iyo Duurjoogta.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.