Close Menu
    What's Hot

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay rag u dhashay dalka Maroco

    Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay rag u dhashay dalka Maroco

    By radiohalgan.comFebruary 29, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Puntland ayaa xukuno kala duwan ku riday rag ka tirsanaa kooxda Daacish, kuwaas oo isugu jira Ajaanib iyo Soomaali, sidoo kale maxkamadda ayaa siideysay oo xoriyadiisa dib ugu celisay wiil Soomaali ah oo ragaas la socday, kaas oo wax dembi ah lagu waayey.

    Guddoomiye ku-xigeenka maxkamada Korneyl Cali Ibraahim Cusaman oo u waramay Idaacadda VOA, ayaa faahfaahin ka bixiyey xukunada lagu riday raggaas oo isugu jira Marookaan, Itoobiyaanka iyo Soomaali.

    Guddoomiye Cali Ibraahim ayaa sheegay in maxkamaddu ay maanta xukun dil ah ku riday 6 nin oo u dhashay dalka Moroco, kuwaas oo maxkamaddu ku heshay in ay ka mid ahaayeen kooxda Daacish ee fadhigeedu yahay buuraha Caal-Miskaat ee gobolka Bari.

    Maanta waxaan go’aan ka gaarnay eedeymo loo heystay 9-nin oo 6 ka mid ah ay u dhasheen dalka Maroco, kuwaas oo dalal badan uga soo gudbay inay haligaan nolosha dadka Soomaaliyeed, waxaa u suurta-gashay inay soo galaan buuraha gobolka Bari oo Daacish ku biiraan, waxaana lagu xukumay dil toogasho ah,” ayuu yiri Guddoomiye ku-xigeenka maxkamada Korneyl Cali Ibraahim.

    Sidoo kale maxkamadda ayaa xukuno xabsi oo dhowr sano ah ku riday nin Soomaali ah iyo nin u dhashey dalka Ethiopia, kuwaas oo ayaguna ku eedeysan inay ka tirsanaayeen kooxda Daacish.

    Ragaan dagaal kuma jirin, laakiin ciidamada Puntland ayaa soo qabtay iyagoo ka tirsan argagixisada, buuraha ayaa laga soo qabtay, muddo labo sano ah ayey joogeen buuraha Calmiskat, waana qiraal,” ayuu yiri Guddoomiye ku-xigeenka maxkamada Korneyl Cali Ibraahim Cusaman.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.