Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

    March 3, 2026

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

      March 3, 2026

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

      March 3, 2026

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Pochettino: Liverpool Way U Qalantay In Ay Badiso, Halkan Arin Ayaana Sabab U Ah.

    Pochettino: Liverpool Way U Qalantay In Ay Badiso, Halkan Arin Ayaana Sabab U Ah.

    By radiohalgan.comFebruary 1, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Tababaraha kooxda chelsea ee Mauricio Pochettino ayaa qiray in Liverpool ay u qalantay in ay gaadho guushii weynayd ee ay ka gaadhay kooxdiisa kulankii ka dhacay Anfield ee ka tirsanaa premier League.

    Afarta gool ee Reds waxaa u kala dhaliyay Diogo Jota, Connor Bradley, Dominic Soboslai iyo Luis Diaz, halka goolka qura ee Blues uu u saxiixay Christopher Nkunku.

    β€œWaxan u malaynayaa in ay Liverpool naga fiicnayd, Liverpool waxa ay u qalantay in ay hesho 3-da dhibcood”ayuu Pochettino ku bilaabay.

    Waxa uu sii raaciyay: β€œWaxaad u baahan tahay xoogaa nasiib ah mararka qaarkoo, waxa ay ahayd in rikoodhe naloo dhigo kadib khaladkii lagu galay Connor Gallagher 7 daqiiqo ka dib, waxaan u maleynayaa inay naga caawin laheyd inaan dhisno kalsoonidayada waxayna naga caawin laheyd inaan si fiican u ciyaarno”.

    Tababaraha Blues ayaa hadalkiisa sii raaciyay: β€œLiverpool si fiican ayay u shaqeysaa, waana mid ka mid ah kooxihii ugu fiicnaa sanadihii ugu dambeeyay, waxaana lagu gartaa joogteynta, marka aad la kulanto koox awoodahaan leh, waa inaad heysataa waxyaabo ku caawinaya laakiin wax walba way naga soo hor jeedeen kulankan”ayuu sii raaciyay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

    March 3, 2026

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.