Beledweyne(Radiohalgan.com)-Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha Dowladda Hirshabelle Zakariye khalid abdi-Jimcaale iyo Duqa Magaalada Beledweyne Abdulaahi Salaad isaaq iyo Mas’uuliyiin kale aya Magaalada Beledweyne kula kulmay qaar ka mid ah Odoyaasha dhaqanka iyo waxgaradka reer Hiiraan.
Kulanka aya lagu gorfeeyay sidii looga shaqeeyn lahaa hormarka Deegaanada Gobalka Hiiraan looguna soo dabaali lahaa xasilooni
Wasiirka ganacsiga dowladda Hirshabelle ayaa wado dadaalo lagu xaqiijinayo hormarinta nabad iyo sare u qaadista ganacsigga dowladda Hirshabelle.