Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Khasaare ka dhashay qarax ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Pakistan

      September 30, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii uu ula kulmi laha Donald Trump.

      September 27, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Obama oo weerar culus ku qaaday Donald Trump

    Obama oo weerar culus ku qaaday Donald Trump

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comAugust 21, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynihi ugu horreeyay oo madow ah ee soo mara Mareykanka Barack Obama iyo xaaskiisa Michelle Obama ayaa xalay khudbado ku ruxay hoolka uu ka socdo Shiweynaha Xisbiga Dimoqraadiga ee magaalada Chicago.

    Lamaanaha reer Obama ayaa ku boorriyay dadka Mareykanka in ay taageeraan oo ay doortaan murashaxa xisbiga Dimoqraadiga Kamala Harris oo hadda ah madaxweyne ku xigeenka dalka Mareykanka, taas oo doorashada bisha November wajahi doonto madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump.

    Obama ayaa markiiba weeraray madaxweynihi isaga uga danbeeyay Aqalka Cad, inkasta oo uusan magac dhabin isla markaana yiri:

    Uma baahnin afar sano oo kale oo qallafsanaan, qas iyo qalaanqal ah. Filimkaas horay ayaan u daawannay, waxanana ognahay in taxanuhu uu kasii darnaan doono intaasi,”

    Obama ayaa intaasi raaciayay “Ameerica waxay diyaar u tahay cutub cusub. Ameerika waxay diyaar u tahay sheeko wanaagsan. Waxaan diyaar u nahay madaxweyne Kamala Harris.”

    Wuxuu khudbaddiisa ku ammaanay madaxweynaha xilka kasii dagayo, Joe Biden oo sidoo kale ahaa madaxweyne ku xigeenkiisii 8-di sano ee Obama.

    Taariikhdu waxay ku xasuusan doontaa Joe Biden inuu ahaa madaxweyne difaacay dimoqraadiyadda waqti ay khatar weyn ku jirtay, waan ku faanayaa inaan ugu yeero madaxweynahayga, laakiin xitaa waxaan ku faanayaa inaan ugu yeero saaxiibkay,” Obama ayaa intaasi kaddib masraxa ku soo dhaweeyay xaaskiisa Michelle, oo iyaduna jeedisay khudbad fadhiga ka kicisay ergooyinka dimoqraadiga ee shirka ka qeybgalaya.

    “America, rajadu waa ay soo laabaneysaa,” ayay Michelle Obama tiri, weedhaas oo ah weedh uu odaygeeda Obama ku dhex yiri khudbaddiisi u horreysay ee ololihiisii doorashada sannadki 2008.

    Michelle Obama ayaa iyaduna khudbaddeeda ku weerartay Trump, kuna tilmaantay shakhsi doonayo shaqo ay suuragal tahay in ay noqoto shaqo qof madow.

    “Aragtidiisa kooban ee dhaw ee uu dunida ka qabo ayaa ka dhigtay mid dareensan in uu khatar ugu jiro jiritaanka laba qof oo howl-karro ah, tacliintoodu ay aad u sarreyso guulo bandanna gaaray isla markaana madow ah.

    Waxay kaloo intaasi sii raacisay: “Yaa u sheega in shaqada uu doonayo in uu helo hadda lago yaabo in ay tahay mid ka mid ah shaqooyinka dadka madow.

    Trump ayaa mar uu ku jiray ololihiisa doorashadan ka dhawaajiyay, in dadka muhaajiriinta ah ee kasoo tallaabaya xadka, ay rabaan in ay shaqooyinka ka qaataan dadka madow ee Mareykanka.

    Shirweynaha xisbiga Dimoqraadiga ee ka socda magaalada Chicago ayaa lagu wadaa in lasoo gaba gabeeyo Khamiista soo socota

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.