Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » NISA oo sheegtay in ugu yaraan 19 xubnood oo katirsan ‘AS’ lagu dilay Shabeelaha Dhexe

    NISA oo sheegtay in ugu yaraan 19 xubnood oo katirsan ‘AS’ lagu dilay Shabeelaha Dhexe

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comNovember 8, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgal ka dhan ah ‘AS’ oo ka dhacay deegaanka Yaaqle ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle lagu dilay ugu yaraan 19 xubnood.

    Warka NISA ayaa intaas lagu daray howlgalkaan uu ahaa mid ciidanka Nabadsugidda ay ka fuliyeen goob qarsoodi ah oo ‘AS’ ku sugnaayeen isla markaana isku uruursanayeen laguna qaarsiiyay khasaaraha intaas la eg waa sida hadalka loo dhigay.

     

    Halkaan ka aqriso warka kasoo baxay Hay’adda NISA:

     

    May be an image of text that says 'WAR SAXAAFADEED Muqdisho, November 2024: Ilaa ka Khawaarijta ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay howlgal ciidanka Hay'adda Sirdoonka Nabad Sugidda Qaranka NISA ay ka sameeyeen deegaanka Yaaqle Gobalka Shabeellaha Dhexe. Howlgalkan ayaa yimid kaddib markii Maleeshiyaad Khawaarij ay isugu yimaadeen goob fariisin qarsoodi ahayd, Sirdoonka Qaranku dhaw ula socday dhaq dhaqaaqooda. Goobta uu howlgalka ka dhacay ee beegsaday ayaa ilaa iyo Afar mar kacay dab xoogan, taasi oo muujinaysa in halkaas lagu gubay Qaraxyo iyo Saanad kale oo hub ah. Ciidamada Qaranka beegsadaan cadawga dhibaateynta Shacabka ka go'an Khawaarijta in ay meel kasta ah ku ku'

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kordhisay howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee isugu jira weerarrada lugta ah iyo duqeymaha ay fulinayaan Diyaaradaha Duulliye la’aanta ee intooda badan Maraykanka laga leeyahay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.