Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Nin ka sheekeyay halista shirkad diyaaradaheedu shilal badan galeen oo meydkiisa gaari dhexdiis

    Nin ka sheekeyay halista shirkad diyaaradaheedu shilal badan galeen oo meydkiisa gaari dhexdiis

    By radiohalgan.comMarch 13, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Mid kamid ah shaqaalahii hore ee shirkadda diyaaradaha ee Boeng laguna yaqaanay sheegidda tayo-xumada diyaaradaha ay shirkadu sameeyaan iyo waxyaabaha ka khaldan ayaa meydkiisa laga helay Maraykanka.

    John Barnett ayaa u shaqaynaayay shirkadda Boeing muddo 32 sanno ah, illaa iyo howlgalbkiisii 2017 kii.

    Ka hor dhimashadiisii maalmo ka hor, waxuu cadeymo siinaayay kiis dacwad ah oo qarsoon laguna oogaayay shirkadda. Boeing ayaa sheegtay in ay ka xuntahay dhimashada John Barnett, maamulka deegaanka Charcleston ayaana xaqiijiyay dhimashadiisa isniinta.

    Waxaa la sheegay in 62-jirkaan dhintay dhaawac uu isugu isu geystay 9 kii bisha March, booliiska ayaana xuuraamaya waxa sababay dhimashadiisa.

    Barnett ayaa ayaana shirkadaan diyaaradaha ee weyn u shaqaynaayay muddo 32 sanno ah, illaa shaqo gabkiisii oo ku aadayn 2017 kii, sababo caafimaad darteed.

    2010 kii ayuu ka shaqaynaayay isaga oo ahaa maamulaha dhanka tayada ee North Charleston taas oo samaysa diyaaradaha 787 Dreamline. Diyaaradahaan oo ahaa nooca ugu casrisan ee shirkaddu samayso una kala gooshta safarada dhaadheer ee caalamka.

    2019-kii Barnett ayaa BBC-da u sheegay cadaadis saaran shaqaalaha diyaaradda ay si kas ah u samaynayeen taas oo sababaysa halis amaan oo dhanka rakaabka diyaaradda raacaya ah.

    Waxuu sidoo kale sheegay in uu ogaaday haliso badan oo ka jira nidaamka oksajiinta diyaaradda taas oo ku qeexay in 4 midiiba oksajiinta ay rakaabku isticmaalaan ayna shaqaynayni gargaarka degdegga ah ee rakaabka

    Diyaaradda Itoobiya

    XIGASHADA SAWIRKA,JONATHAN DRUION

    Waxuu sidoo kale sheegay in uu ogaaday haliso badan oo ka jira nidaamka oksajiinta diyaaradda taas oo ku qeexay in 4 midiiba oksajiinta ay rakaabku isticmaalaan ayna shaqaynayni gargaarka degdegga ah ee rakaabka

    Waxuu sheegay in dhibaatooyinkaan jira uu ku baraarugay kadib markii kuu ka shaqo bilaabay xarunta diyaardaha ee shirkadda ee koonkurta Carolina, isagoo sheegay in isku-duwga qalabka diyaarad cusub samaynteeda in lagu degdegay taas oo lagu xadgudbay habka amaanka, balse shirkadaan samaysa diyaaradaha ee Boeing ayaa beenisay warkaas.

    BBC-da ayuu u sheegay in shaqaalahu ku fashilmeen in raacaan tallaabooyinkii loogu talogalay in lagu raadraaco habka warshadda, taas oo keentay in waxyaabahii wax lagu ogaan lahaa ay meesha ka baxaan. Waxuu qeexay in imtixaanno lagu sameeyay habka neefsashada gargaargka degdegga ay tusinayaan fashil 25% ah taas oo ka dhigan in hal afartii xabo uusan caawin Karin qofka rakaabka ah gargaarka degdegga ah.

    Waxuu sidoo kale sheegay in halisahaan jira uu u gudbiyay maamulayaasha shirkadda, balse aan wax talaabbo ah aan la qaadin.

    Boeing waxay beenisay dhammaan eedaha Barnett, laakiin 2017-kii baadhitaan uu sameeyay korjooge Maraykan ah uu sameeyay oo ka tirsan Hay’adda Maamulka Duulimaadyada Maraykanka, ayaa qirtay walaacyada uu soo jeediyay Barnett.

    Markuu howlgabka noqday, waxuu bilaabay kacdoon dheer oo sharci oo uu ku ogaayay shirkadda. Waxuu uu sheegay in ay sumcadiisa iyo xirfadiisa shaqaba ay dilayso shirkadda keliya in uu sameeyay eedaymo la xidhiidha arrimaha uu sheegay. Soojeedintaasna waxaa diiday Boeing.

    Isla wakthiga dhimashadiisaba, Barnett waxuu ku sugnaa magaalada Charleston isagoo bixinaayay warbixinno sharci ah oo la xidhiidha dacwadda. Todobaadkii lasoo dhaafay waxuu bixinaayay cadeyn rasmi oo ay su’aalo ku weyddinaayeen qareennada shirkadda Boeing ka hor inta aan loo gudbin baadhitaan adag oo ay sameeyeen qareennadiisa.

    Waxuu u ballansanaa in uu su’aalo ka bixiyo jawaabo dheeri ah ah axadii. Markii uu la waayayna waxaa laga doonay hotelkii uu degganaa, waxaana laga helay maydkiisa isaga oo gaadhigiisa ku jira, gaadhigiisana waxuu yaalay halka baabuurta la dhigto ee Hotel.

    Qareenkiisa oo BBC-da la hadlay ayaana sheegay in geeridiisu tahay β€œmusiibo” .

    DIyaaradda Boeing

    Warbixin ay soo saartay Boeing ayayna ku tidhi β€œWaanu ka murugeysanahay geerida Barnett, waanu u tacsiyaynaynaa qoyskiisa iyo saaxiibadiisa”

    Geeridiisa ayaa timid xilli tayada waxsoosaarka shirkadda Boeing iyo shirkadda qalabyada ugu deeqda ee Spirit Aerosytems baadhitaanno xoog leh lagu wado.

    Tana waxay imanaysaa iyadoo bilawga bishii January diyaarad aan la isticmaalin oo ay leedahay shirkadda Boeing 737 Max oo ah nooc cusub albaabka ka bixitaanku u iksa furtay kadib markay ka kacday garoonka caalamiga ah Portland.

    Baadhitaanno horudhac ah oo dhacdadaan la xidhiidhay oo ay soo saartay Maamulka Aamaanka Gaadiidka Maraykanka ayaana lagu sheegay in afar qodob oo loogu talo galay in ay hayaan albaabka aynan xidhnayn.

    Toddobaadkii lasoo dhaafay, Hay’adda Maamulka Duulimaadyada Maraykanka (FAA) ayaa sheegtay lix toddobaad oo baadhitaan lagu waday shirkadda in lagu ogaaday in habkii tayo waxsoosaar iyo nimaadkii ay ahayd in ay marto ayku fashilantay shirkaddu.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.