News: Xarunta ugu weyn ee lagu barto hubka nuclear-ka Israa’iil oo burbur keeda lasoo bandhignay.
Machadka Weizmann ee Tel Aviv kadib duqeyntii Iiraan ee xalay.
Machadka Weizmann ee ku yaalla Rehovot, waa xarun cilmi-baaris oo hormuud u ah culuumta bayoolajiga, kiimikada, iyo fiisigiska. Machadkaan Xiriirkiisa uu la leh tignoolajiyada difaaca sida sirdoonka macmalka ah (AI) iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa ka dhigaya mid istiraatiiji ah oo bar tilmaameed u ah gantaalada Iraan.
Wixii soo kordha kala soco radiohalgan.com