Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

      January 15, 2026

      Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

      January 15, 2026

      NISA oo sheegtay in la beegsaday guri ay ku shirayeen Al-shabaab oo ku yaala Jubbada Dhexe

      January 15, 2026

      Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

      January 14, 2026

      Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

      January 15, 2026

      Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

      January 15, 2026

      Muxuu daaran yahay Safarka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ee Isutagga Imaaraatka Carabta?

      January 14, 2026

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

      January 15, 2026

      Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

      January 15, 2026

      Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

      January 15, 2026

      Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

      January 15, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Narendra Modi oo si dirqi ah uga badbaaday in looga adkaado Doorashadii ka dhacday Hindiya

    Narendra Modi oo si dirqi ah uga badbaaday in looga adkaado Doorashadii ka dhacday Hindiya

    By radiohalgan.comJune 5, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xisbiga Bharatiya Janata Party (BJP) ee uu hoggaamiyo Ra’isul Wasaare Narendra Modi ayaa ku guuleystey doorshooyinkii guud ee todobaadkii la dhaafay ka dhacay dalka Hindiya.

    Xisbiga BJP oo laga soo billaabo 2014 caynaanka u hayey dalkaas, islamarkaana aan laga daba hadli jirin ayaa kalkaan waxaa soo gaarey dharbaaxo siyaasadeed oo lama filaanku noqotay qaar badan oo ka tirsan dadka siyaasadda odorosa.

     

    Natiijada ka soo baxday doorashadii ugu dambeysey waxay si gaar ah u taabatay Ra’isul Wasare Narendra Modi oo looga bartay in uu meel cidlo ah ka qaato cododka taageereyaal jidbeysan, ka dib markii uu ku abuuray qiiro diimeed, balse u muuqda in ay baraarugeen.

    Haddaba su’aasha dad badan is weydiinayaan ayaa ah waxa keenay guuldarrada lama filaanka ah eek u timid xisbiga BJP.

    Xeeldheereyaasha siyaasadda Hindiya ka faallooda waxay la tahay in jawaab qura aysan ku filleyn jawaabtaas, waxaase loo badinayaa arrimahan hoos ku xusan:

    1.Dadka oo ka xiiso dhigay siyaasaddiisi qiiro diimeedka ku saleysneyd, islamarkaana doonaya isbeddel dhab ah oo noloshooda taabta.

    2.Xisbiga Congress oo ah kii Hindiya xornimada u horseeday oo ka soo toosay hurdo dheer oo uu ku jirey tan iyo markii uu Modi masraxa siyaasadda koo fuulay.

    1. Muslimiinta Hindiya oo dhibaato weyn kala kulmay siyaasadaha diin nacaybka ku saleysan ee Modi codkooda mideeyey si ay garab u siiyaan xisbiyada mucaaradka.

    Wallow Xisbiga BJP uu lumiyey aqlabiyadddii uu ku lahaa baarlamaanka dalkaas, taas oo ka dhigan in uu u baahan yahay xisbiyo kale oo dowlad wadaag ah la dhisa, haddana waxaan ka shaki ku jirin in Ra’isul Wasaare Modi uu muddo xileedkii Saddexaad.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.