Nabadoon Ahmed Carabeey oo ka mid ahaay Nabadoonadii hor Ee Soo Dhaqi jiray Beelweynta Yabar Madaxweyne oo haatan Ku nsugan Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya
Nabadoon Axmed Carabiya ayaa yiri
Waxaan Hanbalyo iyo Bogaadin u dirrayaa Beelweynta Cali Madaxweyne oo maanta Shirkii ugu socday Degmadda Maxaas Gobolka Hiiraan.
Ku soo dhamaaday Farxad iyo Isku duubni Waxaa halkaas ugu duceeyay Ugaas ka Beesha Xawaadle
Ugaas Yuusuf Ugaas Hassan waxaa Door muhiim ah ka Qaatay Odoyaasha dhaqanka
Culumadda Ganacsatada Bulshada qeybaha kala duwen ee Beelweynta Cali waxan leeyahay Hambalyo.
Runtii waxaa qormay Taariikh Muhiim gashay baal dahab ah Beeshu ugu danbreentii Waxaan Leeyahay Guul iyo Gomanimo