Madaxweynaha Dowlad Hir-shaballe Mudane Cali Guudlaawe Xuseen Waxaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo Muslimiinta Caalamka ugu hambalyeeynayaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Waxaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo Muslimiinta Caalamka ugu hambalyeeynayaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Waxaa Alle mahadiis ah in Bilashada barakaysan ee Ramadaan ay xor yihiin inta badan deegaanada iyo Degmooyinka Dowladda Hirshabeelle, waxaana Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqayaa inay is cafiyaan oo ay is kaalmeeyaan, dadkeenna liita la gargaaro si Alle inoogu gargaaro.
RAMADAAN KARIIM.