Close Menu
    What's Hot

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026

    Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

    February 22, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

      February 22, 2026

      DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

      February 22, 2026

      Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

      February 22, 2026

      Dowlad Goboleedyada wakhtigu ka dhamaaday waa inay qabsadaan Doorasho dadban”, Golaha Mustaqblka Soomaaliyeed.

      February 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

      February 22, 2026

      DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

      February 22, 2026

      Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

      February 22, 2026

      Dowlad Goboleedyada wakhtigu ka dhamaaday waa inay qabsadaan Doorasho dadban”, Golaha Mustaqblka Soomaaliyeed.

      February 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Muxuu yahay warka walaaca ku abuuray qaar kamid ah xildhibaanada gobolka Soomaalida ee Kenya ee hadal haynta dhaliyay?

    Muxuu yahay warka walaaca ku abuuray qaar kamid ah xildhibaanada gobolka Soomaalida ee Kenya ee hadal haynta dhaliyay?

    By radiohalgan.comApril 9, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Qaar ka mid ah xildhibaanada Kenya ee matala gobolka ay degaan Soomaalida ee Wuqooyi Bari, ayaa waxay dalbanayaan in baaritaan la sameeyo la xiriira “in sun lagu qubay qaybo ka mid ah deegaanada ay degan yihiin dadka ay matalaan xilliyo hore”.

    Dalabka xldhibaanada ayaa waxa uu imaanaya kadib markii uu baraha bulshada ku baahay hadal ka mid ah waraysi uu bixiyay wasiir hore oo Kenyan ah.

    Inkasta oo aysan BBC du si madaxbanaan u xaqiijin karin sheegashada masuulkaan hore, ayaa waraysi uu siiyay garyaqaan Kenyan ah oo lagu daabcay barta YouTube waxa uu ku sheegay “in xukumadii uu ka tirsanaa ay ogolaatay sanadkii 1980 -kii in gobolka Waqooyi Bari ee Kenya lagu qubo walxo sun ah oo halis ah”.

    Maxamed Barrow oo ka tirsan baarlamaanka Kenya, kana soo gala gobolka Wuqooyi bari oo la hadlay BBC da ayaa sheegay in doonayaan in baaritaan lagu sameeyo arrintaan hadal haynta dhalisay.

    β€˜β€˜Cyrus Jirongo wasiir culus buu ahaa madaxweynaha nin aad ugu dhow buu ahaa, arrinta uu sheegay… qofkii gobolka waqooyi bari ka imaada wuu dareemayaa.” Ayuu yidhi Deeqoow Maxamed Barrow oo ah xildhibaan lagasoo doorto Gaarisa.

    β€˜β€˜Waa nasiib darro weyn hadday arrintaas jirto,” ayuu sii raaciyay hadalkiisa xildhibaan Deeqoow.

    Waxuu sheegay xildhibaan deeqoow in arrintaan ay keeni doonaan baarlamaanka dalka Kenya, si gudi baadhitaan samaysa loogu saaro, waxuuna sheegay in haddii arrintaan ay run noqoto ay magdhow u raadin doonaan dadka.

    Xildhibaanka ayaa sidoo kale sheegay in ahmiyadda hadda ay tahay in ay saaraan “in sunta laga baadho meelaha lagu sheegay” .

    Billow kerow oo ah sanatar hore iyo dhaqaale yahan ka soo jeeda gobolka, ayaa isna hadal uu ku soo daabacay bartiisa X ee horay loo oran jiray Twitter, waxa uu ku booriyay dawladda Kenya in ay sameyso baaritaan degdeg ah.

    Xildhibaan Maxamed Cadoow oo isna lagu soo doorto gobolkaan, ayaa hadal uu ku soo daabacay boggiisa X ku yiri: “Dadka gobolka wuqooyi waxay u baahan yihiin bogasasho la xiriirta dhacdadaan iyo talaabooyin la taaban karo oo laga qaado cawaaqib xumada ay u horseeday gobolka”.

    Qaar kamid ah dadka ku nool gobolka ayaa baraha bulshada iyana uga falceliyay arrinkaan, iyaga oo sheegay in uu walaac ku abuuray.

    Xildhibaan Deeqoow ayaa sidoo kale sheegay in dhankooda iyaguna dareemayaan walaacaas maadaama ay yihiin wakiilada matala bulshadaas.

    β€˜β€˜Arrintaan waswaas weyn bay wadanka ku keentay khaasatan gobolkeenna,” ayuu xildhibaan Deeqoow hadalkiisa raaciyay.

    Cyrus ayaa horay u soo noqday wasiir, iyo sidoo kale xildhibaan ka tirsan baarlamaanka kenya.

    Xukuumadda haatan ee dalka Kenya ayaan wax jawaab ah ka bixin warkaan hadal haynta dhaliyay ee uu sheegay masuulka hore.

    Cyrus Jirongo

    XIGASHADA SAWIRKA,SOCIAL MEDIA

    Waa kuma Jirongo?

    Cyrus Jirongo waa siyaasi muddo badan ku jiray siyaasadda Kenya. Waxuu sanadkii 1961kii ku dhashay magaalada Lugari ee ismaamulka Kakameg.

    Waxuu hoggaamiye ka noqday garabka dhallinyarada ee Xisbigii KANU ee dalka Kenya. Waxuuna xildhiban ahaa sanadihii 1997 dii illaa 2002 ii. Markale ayuu xildhibaan noqday 2013-kii. Waxuu ka baxay Xisbigii KANU sanadkii 1999kii.

    2002 dii ayuu noqday Wasiirka Horumarinta Reer Miyiga, 2013-kiinna waxuu u tartamay xilka madaxtinimo ee dalka Kenya.

    Mar danbe ayuu isku dayay in uu kursiga Sanetka ee Kakamega yaalla u tartamo waana looga guuleystay.

    Balse markii danbe waxuu noqday nin aan waxba haysan kadib markii Balaayiin lacagta Kenya ah oo qaan ah lagu yeeshay, sida ay horay u qareen warbaahinta Kenya.

    BBC SOMALI

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026

    Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

    February 22, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026

    Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

    February 22, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.