Close Menu
    What's Hot

    Magacaabista Raโ€™iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

    February 5, 2026

    Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    February 4, 2026

    ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

    February 4, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

      February 4, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐–๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Magacaabista Raโ€™iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

      February 5, 2026

      Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

      February 4, 2026

      ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

      February 4, 2026

      DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

      February 4, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Muxuu yahay walaaca hor leh ee laga muujiyay burcad-badeedda Soomaalida?

    Muxuu yahay walaaca hor leh ee laga muujiyay burcad-badeedda Soomaalida?

    By radiohalgan.comApril 11, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xarunta Caalamiga ah ee Badaha ICC (IMB) ayaa ku warrameysa in koror walaac leh uu ka jiray burcad-badeednimada xeebaha Soomaaliya saddexdii bilood ee ugu horreeyay sanadkan.

    Saddexdii bilood ee ugu horreysay 2024 ayaa waxaa kordhay dhacdooyinka burcad-badeednimada ka dhanka ah maraakiibta guud ahaan dunida, iyadoo 33 dhacdo la diwaan-geliyay, marka loo eego 27 dhacdo oo isla muddadan la diwaan-geliyay sanadkii ka horreeyay ee 2023.

    Dhacdooyinka lasoo weriyay waxaa ka mid ah, burcad-badeed koray 24 markab, isku dayay inay weeraraan lix, afduubteen labo, rasaasna ku riday hal. Rabshadda ka dhanka ah shaqaalaha maraakiibta ayaa sidoo kale isa soo tareysa, iyadoo 35 la heyste ahaan loo kaxaystay, sagaal la afduubtay, midna qalqal la geliyay.

    Warbixinta ayaa sidoo kale lagu xusay in dhaqdhaqaaqa burcad-badeedda Soomaalida uu wlaaac weyn abuuray iyadoo lasoo weriyay labo afduub iyo inay awood badan u yeesheen beegsashada maraakiibta ku sugan meelo ka fog xeebaha.

    Mid ka mid ah dhacdooyinka la xusuusto waxaa ka mid ah markab xamuul oo laga leeyahay dalka Bangladesh, laguna magacaabo M/V Abdullah, kaasoo 20 burcad-badeed Soomaali ah afduubteen 12-kii March iyadoo 23 shaqaalihiisa ka mid ahaana ay afduub u heystaan.

    Markabkan ayaa laga afduubtay deegaanka Jiifle oo ka tirsan gobolka Nugaal.

    Sida uu xilligaasi BBC-da u sheegay taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal G/sare Maxamed Cali Axmed โ€˜Marduufโ€™, ciidamada ilaalada xeebaha Puntland ayaa dhanka barriga ka sameeyay howlgal ay uga gol leeyihiin inay ku go’doomiyaan burcad baddeedda oo aysan galaangal u yeelan inay barriga ka helaan wax caawinaad ah

    Puntland ayaa xilligaas labo kala doorransiisay burcad badeedda. Wuxuu taliyuhu sheegay in kooxda burcad baddeeda ah ee saaran markabka ay u furan tahay inay kala doortaan laba ikhyaar oo horyaalla oo uu ku sheegay โ€œWaa inay kala doortaan inay isku soo dhiibaan Puntland oo deegaannadooda ku maraan ciqaabta ay mudan yihiin ama in sidii markabkii ka horreeyey ee MV Ruen ay gacanta u galaan ciidamada shisheeye oo dalal kale lala aado,โ€ ayuu intaas ku daray Marduuf.

    Afduubka markabka MV Abdullah, waa kii ugu dambeeyay in ka badan labaatan weerar tan iyo bishii November oo ay geysteen burcad badeedda Soomaalida ka dib toban sano oo ay howlgalladoodu la cirib tiray.

    Warar aan si rasmi ah BBC-du u xaqiijin ayaa sheegaya in burcad badeeddu ay dusha sare ee markabka saareen hub culus, laakiin taliyaha Booliska Nugaal oo BBC-du waydiisay waxaa ka jira wararkaasi ayaa sheegay in aysan hadda jiran wax huba oo ay saareen markabka intii ay bilaabeen howlgalka balse muusan cadayn in ka hor ay saareen iyo in kale.

    Pirates

    XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

    IMB ayaa walaac ka muujisay dhowr dhacdo afduub oo lagula kacay doomo kalluumeysi, kuwaasoo burcad-badeeddu ay u adeegsadeen meel ay uga weerar tagaan maraakiibta ka fog xeebaha Soomaaliya.

    โ€œKacdoonka dib u curtay ee dhaqdhaqaaqa burcad-badeedda Soomaalida waa mid walaac leh, waana muhiim in la difaaco ganacsiga, la ilaaliyo marinnada, iyo badqabka bad-mareennada suurtogeliya socoshada ganacsiga,โ€ ayuu yiri Xoghayaha Guud ee ICC John W.H. Denton.

    IMB ayaa maamullada ku ammaantay falcelintooda. Waxaa laga xusuustaa howlgalkii Ciidamada Badda Hindiya ee March kaasoo sababay in lasoo qabto 35 burcad-badeed Soomaali ah iyo sii deynta markab hore loo afduubtay oo ay saarnaayeen 17 shaqaale.

    Agaasimaha IMB Michael Howlett ayaa ku boorriyay milkiilayaasha maraakiibta inay u hoggaansamaan talooyinka dhowaan lasoo jeediyay. Wuxuu sidoo kale ku ammaanay Ciidamada Hindiya iyo ilaalada xeebaha jasiiradda Seychelles soo faragelinta maraakiibta la afduubtay, badbaadinta shaqaalaha iyo qabashada burcad-badeedda.

    Dhanka kale, dhacdooyinka biyaha Gacanka Guinea ayaa iyaguna sii socda inkastoo ay yaraadeen, iyadoo lix dhacdo laga soo sheegay sanadkan 2024 marka la barbardhigo shan oo ay sanadkii hore ahaayeen.

    Si kastaba, waxaa weli loo baahan yahay taxadar ku aaddan falalka burcad-badeedda iyo dhaca hubeysan, iyadoo tusaale loo soo qaadanayo sagaalkii shaqaale ee January 2024 la afduubtay, ayaa lagu yiri warbixinta.

    BBC SOMALI

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Magacaabista Raโ€™iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

    February 5, 2026

    Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    February 4, 2026

    ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

    February 4, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Magacaabista Raโ€™iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

    February 5, 2026

    Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    February 4, 2026

    ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

    February 4, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.