Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Muxuu yahay sarkaalka Ugandes-ka ee lagu dilay Somalia ee la dhashay mas’uul sare

    Muxuu yahay sarkaalka Ugandes-ka ee lagu dilay Somalia ee la dhashay mas’uul sare

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJuly 10, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Patrick Opio Away oo ahaa kabtan ka tirsan ciidamada difaaca dalka Uganda ee UPDF ayaa lagu dilay gudaha Soomaaliya, ayada oo lala dhaawacay ku dhawaad lix askari oo kale kadib markii kolonyo ciidan oo ay la socdeen ay ku qaraxday miino wadada dhinaceeda lagu aasay.

    Ninkan ayaa ka tirsanaa saraakiisha ciidanka shisheeye ee Soomaaliya ku sugan, waxaana qaraxa lagu dilay uu ka dhacay tuullada Ceel-waarigoow, oo qiyaastii 70KM jihada Koonfur Galbeed kaga beegan caasimadada Muqidsho.

    Kabtan Away ayaa ahaa taliyaha kolonyada ciidanka lala eegtay weerarka miino, kuwaas oo xilligii ay la kulmayeen miinada ku sii jeeday deegaanka Ceel-jaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyaga oo markii hore ka ambabaxay Muqdisho, sida uu afhayeenka ciidamada Uganda Mr. Sekitto.

    Weerarkan nama joojin doono, taas beddelkeeda wuxuu adkeyn doonaa go’aankeenna ah in aan sii wadno taageeridda dadaallada nabadeed ee Soomaaliya,” ayuu yiri Sekitto oo la hadlay wakaaladda wararka ee Reuters.

    Sarkaalkan ayaa waxay walaalo yihiin mid kamida madaxda siyaasadda ee dalka Uganda, kaas oo awood sare ku leh xisbiga tallada haye ee dalkasi, laguna magacaabo Richard Todwong.

    Todwong ayaa waxa uu ku magacaaban yahay xoghayaha guud ee xisbul xaakimka haya talada dalka Uganda ee lagu magacaabo National Resistance Movement (NRM), sidoo kalena waa xubin ka tirsan golaha wasiirada ee dalkaas.

    Todwong ayaa qoraal uu bartiisa X (ex-Twiter) uu soo dhigay ku muujiyay sida uga naxay geerida walaalkiisa, isaggoo xusay in Major Patrick Opio Away uu ka soo qayb-galay dagaalo fara badan oo ka dhacay dalalka Afrikada Dhexe, Bariga DRC Congo iyo Soomaaliya, uuna hawlgallo u aaday waddamadaas oo dhan, kuwaasi oo uu ku tilmaamay “howl-gallo geesinimo lahaa”.

    Noloshaadu waxay si naxdin leh u soo gaabatay saaka (7/7/2024) markii aad u adeegaysay qaaraddeena Afrika. Dhaxalkaagu ha waaro si aad u dhiiri geliso geesiyaal badan. Waligaa waxaan kugu hayn doonaa qalbiyadayada. Patrick, Wwaxaad ahayd wadani dhab ah,” ayuu yiri Todwong.

    Kabtan Away ayaa sidaas ku galay liiska saraakiisha shisheeye ee dalkeenna u yimid nabad ilaalinta ee naftooda ku waayay.

     

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.