Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Samatabbixiyeyaasha Congo oo gacmahooda ku qodaya si ay soo saaraan macdan qodayaal ku go’doonsan Dhulka.

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Muxuu yahay mowqifka mucaaradka ee ku aadan Hubka ugacan galay Puntland?

    Muxuu yahay mowqifka mucaaradka ee ku aadan Hubka ugacan galay Puntland?

    By radiohalgan.comJuly 24, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Mucaaradka dowladda oo ay ka mid yihiin madaxweynayaashii hore iyo Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee dalka ayaa dhaliil kala kulmay bulshada, ka gadaal markii ay ka gaabsadeen ka hadalka Markabkii siday Hubka ee ay gacanta ku dhigeen ciidamada Puntland July 18, 2025.

    Warsaxaafadeed ay soo saartay dowladda Soomaaliya ayaa maamulka Puntland ku eedaysay in ay afduubteen Markab lagu magacaabo MV SEA WORLD kaas oo siday shixnad ciidan, oo ay leeyihiin ciidamada Turkiga iyo Ganacsato Soomaaliyeed.

    Maamul Gobaleedka Puntland oo ka hadlay warka ka soo baxay dowladda dhexe ayaa qaadacay, iyaga oo sheegay in Markabka siday saanad ciidan, ay ciidamada Puntland ka qabteen Xeebta Bareedo, ka gadaal markii ay ugu tageen Markabka oo dul saaran ciidamo Maleeshiyaad ah.

    Dowladda Soomaaliya oo falka ay ku gacday Puntland ku sifaysay mid ka hor imaanaya qarannimada iyo midnimada ayaa dhanka kale waxaa jiray gaabis iyo dhaliil loo jeediyay mucaaradka dowladda, oo laga sugayay ka hadalka dhacdadaan oo bulshada dhexdeeda hadal hayn ka abuurtay.

    Mucaaradka oo lagu yiqiinay ka hadalka khilaafka iyo arrimaha siyaasadeed ee soo kala dhexgala dowladda dhexe iyo maamul gobaleedyada ayaa hadda u muuqda kuwa sii guranaya.

    Qabsashaday Markabka ka dib dowladda Soomaaliya ayaa gobolka Gedo waxa ay u dirtay Cabdirashiid Janan oo ku magacaaban Taliyaha NISA ee gobolkaas, kaas oo dagaal kula galay magaalada Beledxaawo ciidamada maamulka Jubbaland.

    Falkaan ayaa mucaaradka waxa ay ku sheegeen in ay ka xunyihiin, iyaga oo dowladda Soomaaliya ku dhaliilay tallaabadaan oo ay ku sifeeyeen in ay fursad siinayso cadowga ummadda Soomaaliyeed, ka dib warsaxaafadeed ay soo saareen July 22, 2025.

    Talihii hore ee NISA Fahad Yaasiin ayaa mucaaradka ku dhaliilay sida ay uga gaabsadeen ka hadalka dhacdadaan, isaga oo yiri, “Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed, si sahal ah waraaqo wey u soo saari karaan marka ay kasbanayaan dareenka Axmed Madoobe iyo Saciid Deni, laakiin way ka aamusayaan marka Dowladda Federaalka laga gardaran yahay. Waa muhiim inay muujiyaan dareen qarannimo, ayna Dowladda Federaalka garab istaagaan marka la afduubanayo hanti ay Dowladda Federaalka si sharci ah ku fasaxday.”

    Dhacdadaan ayaa mucaaradka hor dhigtay waydiimo dhawr ah, waxaana weli bulshada sugayaan go’aankooda ku aadan Markabka ay gacanta ku dhigeen ciidamada Puntland.

     

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.