Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Muxuu yahay buskudka ay u dhimatay gabadhaan dhallinyarada ah?

    Muxuu yahay buskudka ay u dhimatay gabadhaan dhallinyarada ah?

    By radiohalgan.comJanuary 28, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Gabar 25 jir ah ayaa u dhimata y buskud ay cuntay. Gabadhaan ayaa la sheegay in gashay xaalad xun kadib xasaasiyad ku kacday. Baakadda buskuka ay cuntay ayaan lagu xusun in uu ku jiro laws, kaas oo ay ku qabtay xasaasiyad.

    Magaceda ayaa ahaa Orla Baxendale waxayna sameyn jirtay qoob ka ciyaar. Buskudka ayaa waxay la oibsatay tukaanka Stew Leonard mid kamid ah laamihiisa ku yaalla Maraykanka. Waxaa ku kacay xasaasiyad aad u daran.

    Daawaynta la siiyay ayaan lagu guuleysan in ay ku badbaado.

    Waaxaha maamula bakhaarada, cuntada iyo dawooyinka ee Maraykanka ayaa joojiyay iibinta buskudkii ay ku xanuunsatay gabadhu ee

    Vanilla Florentine

    Orla

    Qiyaastii 500 oo baakad oo buskudkaas ah ayaa la ii biiyay, sidaas waxaa sheegay tukaanka Stew Leonard. Sidoo kale muuqaal ay baahiyeen ay ka dalbadeen macaamiishooda in ay soo celiyaan dhamaan baakadaha ay iibsadeen.

    Orla ayaa cuntay buskudka ka hor inta aysan aadin bandhig ay ka dhigi leheed Connecticut. Qoyskeeda ayaa u sheegay BBC da in ay ka qayb gali leheed badhig ka dhici lahaa Wonderland.

    Sidoo kale waxay sheegeen qoysku in ay ka war hayeen in ay qabto xasaasiyadda ka kacda lawska, aysanna aadi jirin banaanka iyada oo aan wadan daawooyinka loogu talagalay xasaasiyadda.

    Balse waxaa la sheegay in daawadii ay sidatay xitaa ay waxba ka tari waysay, iyada oo dhimtay 11 kii bishana aan ku jirno ee Janaayo.

    Markeedii hore ayaa la sheeay in ka timid dalka Ingiriiksa, iyada oo sanadkii 2018 kii u guurtay magaalada New York ee dalka Maraykank.

    Tacsida gabadhaan ayaa is qabsatay baraha bulshada, iyaga oo sheegayay dadki in ay ahayd gabar fiican, hami leh oo taqaanay qoob ka ciyaarka. Sidoo kale waxaa la sheegay in ay ahayd qof firfircoon oo qurux badan.

    Stew

    Tukaanka Stew Leonord’s ayaa sheegay in dib u aruurinayaan buskadka maadaama aysan baakada uu ku jiro dusheeda ku xusin in ay ku jiraan laws iyo ukun, iyaga oo sheegay in uu yahay mid dhimasho sababi kara.

    Buskudkaan ayaa lagu ibiyay laba magaalo oo ku yaalla gobolka Connecticut tan iyo lixdii November ee sanadkii 2023 dii.

    Gudoomiyaha Ilaalada Iibsadayaasha ee gobolka Connecticut, Brian Caffarelli ayaa ku tilmaamay dhacdadaan mid qalbi jab ah oo musiibo ah.

    Wuxuu sheegay in arrintaan ay aad uga war hayn doonaan, si kuwa lamid ah aysan u dhicin mustaqbalka.

    Madaxa tukaanka Stew Leonard’s oo lagu magacaabo Stew Leonard ayaa ku eedeeyay shirkadda soo saartay buskudka in aysan ku muujin baakadda buskudka in ay isticmaaleen laws, sidoo kalana aysan ku wargalin arrintaas madaxa badqabka ee shirkadda.

    Si kastaba, shirkadda soo saarta buskudyada oo lagu magacaabo Cookies United ayaa iska diiday eedeynta, iyaga oo sheegay in Tukaanka Stew Leonard ay ku wargaliyeen walxaha uu ka kooban yahay buskudku bishii July ee sanadkii 2023 dii.

    Qareenka shirkadda buskudka ayaa sheegay in dhamaan badeecooyinka ay soo saarto shirkaddu lagu daabaco waxyaalaha ay ka kooban yihiin, balse badeecada ay u geeyaan tukaanka Stew Leonard laga daayo maadaama uu tukaanku ku buufiyo/daabaco magaciisa iyo astaantiisa dhamaan alaabaha uu gato.

    War ay internet ka ku soo daabceen qareenada Orla, ayaa lagu sheegay, in baaritaanada hordhaca ah ayaa sheegayaan in dhimashada gabadha ay sabab u yihiin dayacaad ka timid dhanka shirkadda soo saartay bukudka iyo kuwa iibiyay intaba ah.

    Ila aiyo haatan ma jiro wax talaabo sharci ah oo cidna laga qaaday.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Waxaa farxad iyo guul weyn ii ah in aan soo gabagabeeyo buuggii aan muddo dheer ku hawlanaa, kaas oo cinwaankiisu yahay Halgan

    January 25, 2026

    Sama fale Cabdicasiis Muudeey oo u dhaq-dhaqaaqa caawinta bulshada dan yarta ah ayaa weli wada caawinta iyo afurinta qoysaska danyarta ah ee beledweyne ku sugan. (SAWIRRO)

    March 19, 2024

    Sida khuuradu u dhibaateyn karto guurkaaga iyo xalka looga bogsan karo

    March 19, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.