Lataliyaha Madaxweynaha Xiriirka Dowladgoboleedyada Dalka Mudane Mohamed Hassan Ibrahim (Qoono)
Mudane Qoono ayaa ayaa yiri
Waxaan aad u bogaadinayaa shaqooyinka muhiimka ah ee uu agaasimaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ka wado goballada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe.
Agaasime Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe waxaan ku bogaadinaa shaqooyinka muhiimka ah ee mudada kooban ee uu joogo qabtay waxaana ka rajeynaynaa in uu sii dardargaliyo howlaha culus ee ugu horaysa la dagaalanka Argagixisada iyo dib u soo celinta amniga iyo xasiloonida guud ahaan dalka iyo goballada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe ee uu ku sugan yahay.
Waxaan dhamaan ka codsanaa Odoyaasha dhaqanka, Bulshada qeybaheeda kala duwan iyo Siyaasiyiinka ka soo jeeda gobalada in ay agaasimaha kala shaqeyaan howlaha uu halkaa ka wado ee nabadeyta iyo amni soo celinta ah.
Lataliyaha Madaxweynaha Xiriirka Dowladgoboleedyada Dalka Mudane Mohamed Hassan Ibrahim (Qoono)