Close Menu
    What's Hot

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Milateriga Israel oo duqeeyey kolonyo gargaar gelisay Gaza (Sawirro)

    Milateriga Israel oo duqeeyey kolonyo gargaar gelisay Gaza (Sawirro)

    By radiohalgan.comFebruary 21, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ciidamada Israel ayaa rasaas ku furay kolonyo ka tirsan Qaramada Midoobay oo sahay cunto muhiim ah u siday bartamaha Gaza, ka hor inta aysan ugu dambeyntii joojin gawaarida xamuulka ah ee u socda dhinaca waqooyiga ee dhulkaas, halkaasoo Falastiiniyiintu ay qarka u saaran yihiin macaluul.

    CNN ayaa aragtay waraaqo u dhexeeya Qaramada Midoobay iyo militariga Israel oo muujinaya wadada kolonyada ee ay ku heshiiyeen labada dhinac ka hor duqeynta.

    Sida lagu sheegay warbixin ay soo diyaarisay UNRWA oo ah hay’adda gargaarka Qaramada Midoobay ee Gaza, gaariga la duqeeyey ayaa ka mid ahaa Β kolonyo 10 gaari ka kooban oo fadhiyey meel ay ciidamada Israel ku sugan yihiin markii rasaasta lagu furay.

    Ma jiro qof ka mid ah kolonyada oo waxyeelo soo gaartay, laakiin in badan oo ka mid ah gargaarka oo u badnaa burka sarreenka oo si ba’an loogu baahi qabo in lagu dubo rootiga ayaa la burburiyay.

    Kolonyo cunto ah oo saarnayd, kuna sii jeeday qaybaha woqooyi ee marinka Qaza. Kolanyadaas oo ku sii jeeday waxa aan ugu yeerno aagga dhexe, ayaa lagu dhuftay gantaal. Mid ka mid ah gawaaridii sahayda siday ayaa waxaa ka kacay dab,” ayuu yiri Juliette Touma, oo ah agaasimaha isgaarsiinta caalamiga ah ee UNRWA.

    Ciidamada Difaaca Israa’iil kama aysan jawaabin eedeymaha ku saabsan duqeyntan. balse waxay sheegeen inay eegayso dhacdada ama ay baareyso.

    Waa mid ka mid ah weeraro badan oo lal beegsaday kolonyada gargaarka, iyo sidoo kale bakhaarro lagu keydiyo gargaarka lagu dhufto tan iyo markii uu dagaalku billowday.

    Israa’iil ayaa duqeymo iyo duullaan dhanka dhulka ah ku qaaday Marinka Qaza ka dib weerarkii Xamaas ee October 7, kaasoo ay ku dhinteen ugu yaraan 1,200 oo qof, in ka badan 250 kalena ay qafaasheen. In ka badan 29,000 oo qof ayaa lagu dilay weerarrada Israa’iil ay ka geysatay marinka gaza, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Gaza.

    Β 

    Radiohalgan.com
    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.