Close Menu
    What's Hot

    Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

    April 10, 2026

    Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

    April 10, 2026

    Mucaaradka oo dib u dhigay shirkii ay ku balansanaayeen.

    April 10, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo dib u dhigay shirkii ay ku balansanaayeen.

      April 10, 2026

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

      March 30, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Mucaaradka oo dib u dhigay shirkii ay ku balansanaayeen.

      April 10, 2026

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Mikel Arteta Oo Sharaxay Sababtii Uu  Kai Havertz Uga Doortay Eddie Nketiah Kulankii Liverpool.

    Mikel Arteta Oo Sharaxay Sababtii Uu  Kai Havertz Uga Doortay Eddie Nketiah Kulankii Liverpool.

    By radiohalgan.comJanuary 8, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Tababaraha kooxda Arsenal Mikel Arteta ayaa difaacay go’aankii uu kursiga kaydka ku dhigay Eddie Nketiah kadib guuldaradii Gunners ka soo gaartay wareegii saddexaad ee FA Cup-ka Liverpool.

    Gunners ayaa guuldaro 2/0 ah kala kulantay Liverpool kulan ka dhacay Emirates iyada oo labada gool wakhti dambe oo ciyaarta ah yimaadeen.

    Arsenal ayaa maamulaysay ciyaarta 45-kii daqiiqo ee ugu horeeyay waxana ay awoodeen in ay dilaan ciyaarta qaybtii hore marka loo eego fursadihii ay heleen.

    Si kasta ha ahaatee Arsenal ayaa ku fashilantay in ay ka faa’iidaysato fursadihii ay heleen ciyaarta.

    Kadib dhaawaca Gabriel Jesus waxa la filayay in uu xiddiga Nketiah hogaamiyo weerarka kooxda Arsenal.

    Laakiin Arteta ayaa iska indho tiray waxana uu ka doortay xiddiga Kai Havertz kaas oo si weyn ugu fashilmay in uu saamayn yeesho laakiin Arteta ayaa difaacay go’aankii uu ugu bilaabay xiddiga Havertz.

    Mar wax laga weydiiyay go’aankii uu u qaatay inuu keydka ku dhigo ayuu yidhi”Waxay ahayd sababihii aan fileynay, gaar ahaan qeybta hore ee ciyaarta waxaan rabnay”.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

    April 10, 2026

    Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

    April 10, 2026

    Mucaaradka oo dib u dhigay shirkii ay ku balansanaayeen.

    April 10, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.