Close Menu
    What's Hot

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » McDonald’s oo dib ula soo wareegeysa maqaayadihii ay ku lahayd Israaiil ka dib markii ay musallifeen

    McDonald’s oo dib ula soo wareegeysa maqaayadihii ay ku lahayd Israaiil ka dib markii ay musallifeen

    By radiohalgan.comApril 6, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Shirkadda ku caanbaxday cuntada fudud ee McDonald’s ayaa soo xireysa dhammaan maqaayadihii ay ku lahayd Isra’il ka dib markii macaamiishii ay qaaddaceen macmiishii wax ka cuni jirey.

    Shirkadda Mconald’s ayaa heshiis la gaartey shirkad la yiraahdo Alonyal oo magaceeda uga shaqeysata Isra’il balse ku qasaartay, ka dib markii lagu cambaareeyey in ay cunto lacag la’aan ah u qaybisay ciidanka Isra’il ee dagaalka ka wada marinka Qasa.

    Alonyal oo maamuleysey225 maqaayadood oo ku kala yaallay Isra’il, islamarkaana shaqaaleysiin jirtey 5,000 oo qof ayaa waxaa saameyn dhaqaale ku yeeshay cunaqabateyn ay ku soo rogeen macaamiisheedi oo ku eedeeyey in ay qayb ka tahay duullaanka Isra’il ee Qasa, taasina waxay keentay in ay McDonald’s u celiso magaceedi.

    Shirkadda McDonald’s oo laga leeyahay dalka Mareykanka waxay magaceeda ku shaqeysta ganacsato kale oo kiro iska bixiya sidaasna uga faa’ideysta magaceeda maadaama ay caan tahay.

    Haddaba maqaayaaha McDonald’s ee Isra’il ku yaalla waxaa 30-kii sano ee la soo dhaafay ku shaqeysan jirey ganacsade la yiraahdo Omri Padan iyo shirkadddiisa Alonyal. Laakiin waxaa xeero fadhaal ka kala dheceen markiiuu billaabay in uu kumannaan askeri oo ka tirsan ciidanka keydka ah ee Isra’il uu qado bilaash ah u qaybiyo, tillabadaas oo macaamiil badan ka careysiisay.

    Xayiraadda lagu soo rogey maqaayadaha kuma eka kuwa Isra’il oo qura, laakiin waxaa sidoo kale la qaaddacay faracyada ay ku leedahay dalal badan oo Muslim ah, sida Pakistan, Malaysia iyo Kuwait, ka dib markii lagu xagliyey in ay Isra’il la jirto.

    Isha: BBC SOMALI

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.