Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Mbappe, Henderson, Onana, Todibo, Lingard & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

    Mbappe, Henderson, Onana, Todibo, Lingard & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

    By radiohalgan.comJanuary 8, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Waxa si Rasmi ah u furmay suuqa kala iibsiga January iyada oo kooxuhu bilaabeen in ay xoojiyaan meelaha ay ka jilisan yihiin.

    Xiddigo badan ayaa la filayaa in ay ku biiraan kooxo kale iyaga oo doonaya in ay u tartamataan koobabka qaybta dambe ee ciyaarta.

    Halkan kaga bogo wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga.

    Xiddiga Kooxda PSG ee Kylian Mbappe ayaa heshiis la gaadhay si uu ugu biiro kooxda Real Madrid dhamaadka xilli ciyaareedka (Foot Mercato).

    Real Madrid ayaa Mbappe oo heshiiskiisu dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedkan ayaa u soo bandhigtay lacag ka yar lacagtii ay u soo bandhigtay xiddiga sanadkii 2022 (Athletic).

    Si kasta ha ahaatee Mbappe ayaa doonaya in uu ku biiri karo Premier League (Times).

    Liverpool ayaa heli karta lacag hadii uu kabtankeedii hore ka tago kooxda Al-Ettifaq Jordan Henderson (Mirror).

    Kooxda Arsenal ayaa doonaysa in ay la soo wareegto saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Everton ee Amadou Onana (Football Insider).

    Si kasta ha ahaatee kooxda Everton ayaa dalban doonta lacag dhan ugu yaraan 60 milyan oo euro hadii ay iibinayso Amadou Onana (Football Insider).

    Kooxaha chelsea, Man United iyo Ac Milan ayaa doonaysa saxiixa daafaca dhexe ee kooxda Nice ee Jean-Clair Todibo (RMC).

    Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Brentford ee Ivan Toney ayaa doonaya in uu sii joogo kooxdiisa ugu yaraan ilaa dhamaadka xilli ciyaareedkan (Mirror).

    Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa sheegay in ayna kooxdiisu la soo saxiixan doonin weeraryahan suuqa JanuaryΒ (Sky).

    Wakiilada xiddiga Kylian Mbappe ayaa beeniyay wararka sheegaya in uu xiddigu heshiis la gaadhay kooxda Real Madrid si uu ugu biiro xagaaga (RMC Sport).

    Kooxda Barcelona ayaa loo soo bandhigay saxiixa xiddigii hore ee kooxda Man United Jesse Lingard (Sport).

    Xiddiga Liverpool ee Fabio Carvalho ayaa ku dhaw in uu amaah ugu biiro kooxda Hull City (Mirror).

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.