Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Khasaare ka dhashay qarax ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Pakistan

      September 30, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii uu ula kulmi laha Donald Trump.

      September 27, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax  ayaa saxiixday Mashruuca dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne.

    Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax  ayaa saxiixday Mashruuca dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 12, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax  ayaa saxiixday Mashruuca dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne.

     

    Munaasabadda saxiixa dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne waxaa ka sugnaa Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Mudane Muuse Wehliye, Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda iyo gobolka Hiiraan Mudane Xasan Ibraahim Cabdulle, Guddoomiye ku xigeenka Howlgaha guud ee Maamulka gobolka Hiiraan Cabdi xuuf, Guddoomiyaha degmada Beledweyne Mudane Cumar Cismaan Calasoow.

     

    Mashruucan oo uu maalgalinayo Bangiga aduunka waxaa helistiisa soo dharan dhariyay Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Muuse Salaad Wehliye iyo Mayarka magaalada Beledweyne Nadar Tabaax Maalin.

     

    Labada Kambani ee qaatay dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne ayaa kala ah Buruuj Construction Company, iyo Istaahil Construction Company.

     

    Istaahil Construction Company ayaa dhiso doona 3-KM oo ka bilaabani Janta-kun-dhishe kuna eg Garaashka Baradhada ama halka uu ku egaa dhismaha Laamigii hore ee Beledweyne.

     

    Halka Buruuj Construction Company uu isna dhiso doono 3-KM oo laga bilaabo Suuqa Xoolaha Xaafadda Howl-wadaag illa Burjada-Ceynta taasi oo wadarta guud ee qeybta Koobaad ee dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne ka dhigeysa 6-KM.

     

    Dhismaha wadada Laamiga ah ee Beledweyne oo si casri ah loo dhisi doona ayaa la jaan qaadaya Laamiyada adduunka iyo kuwa horay loga dhisay magaaloiyin kamid ah Soomaaliya sida Baydhabo, waxaana Injineerada farta aay ka saareen Nashqadda dhismaha Laamiga Kambaniyada mashruuca fulinayada oo weli aay u dheertay kormeer shaqo iyo isla xisaabtan dhab ah si looga fogaado in dhismaha wadada Laamiga uu qaldamo ama qaab aan qurux badneyn loo dhiso.

     

    Qeybaha kale ee dhismaha Laamiga ayaa iyane bilaaban doona madama ayada oo laga fogaano Jaamka wadada Laamiga la keenay qorshe qeyba mar wadada Laamiga lagu dhisayo.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.