Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta go’aan ka soo saareysa dacwadda Sayid Cali

    Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta go’aan ka soo saareysa dacwadda Sayid Cali

    By radiohalgan.comMarch 6, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta u fadhiisatay go’aan ka dhan ah nin lagu soo eedeeyay in uu xaaskiisa gubay oo markii dambe sababtay in ay u geeriyooto, taasoo lagu tilmaamay mid ka mid ah dacwadihii ugu adkaa ee soo mara garsoorka Soomaaliya.

    Saydi Cali oo ah Ninka qabay Luul Cabdicasiis oo ahayd Hooyo xaamilo ayaa lagu eedeeyey in uu gubay xaaskiisa, kaas oo argagax ku abuuray bulshada dhexdeeda. Maxkamadda gobolka Banaadir oo garwaaqsan muhiimadda kiiskan ayaa ku dhawaaqday inay go’aan ka gaari doonto maanta oo Arbaca ah, taasoo iftiiminaysa natiijada dhacdadan naxdinta leh.

    Maxkamadda gobolka Banaadir oo March 2, 2024-ka soo saartay warsaxaafadeed ayey ku muddaysay maanta galdacwadeedka loo hayso Sayid Cali Macallin Daa’uud, iyada oo xeer ilaalinta iyo qareenka difaacayey ay fartay in ay ka soo qeyb galay ku dhawaaqista go’aanka kiiskaan.

    Dhagaysiga maxkamadda gobolka Banaadir oo socday muddo laba todobaad ayaa lagu wadaa in maanta Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa soo saarto go’aankii ugu dambeeyey, xilli maydka marxuumad Luul uu ku jira talaajad in ka badan 30 berri, iyada oo Qoyska marxuumadda ay sheegeen in ay aasi doonaan gabadhooda illaa ay Maxkamadda go’aan ka soo saaraysa.

    Kiiskaan ayaa hadalhayn badan waxa uu ka dhaliyey bulshada dhexdeeda, iyada oo siyaabo kala duwan ay uga wada hadleen dadka deegaanka, taas oo markii dambe sababtay in magaalada Muqdisho ay ku soo bataan dhacdooyinka la xiriira arrimaha Qoyska.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.