Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Maxkamadda gobolka Banaadir hor geeyay eedeysane Cali Dhagadiish, kaa oo lagu eedeeyay in ilmo yar uu god ku riday kuna aasay l, isaga oo kadib ka duubay muuqaal uu ku baahiyay Baraha Bulshada.
Ninkan oo doonayay in uu caan ka noqdo barta Tiktok, ayaa sameeyay muuqaal dad badan ka careysiiyay, kaddib markii uu god ku riday kuna aaday carruur la sheegay in xaaskiisa dhashay.