Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Xarumihii kaydka hubka ee Al-Shabaab oo duqeymo lagu burburiyay + Khasaaraha

    May 21, 2025

    DEG DEG Dagaal culus oo ka socda dagaalka Aboorey

    May 21, 2025

    Faafina dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalada ka socda Hiiran

    May 20, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Xarumihii kaydka hubka ee Al-Shabaab oo duqeymo lagu burburiyay + Khasaaraha

      May 21, 2025

      DEG DEG Dagaal culus oo ka socda dagaalka Aboorey

      May 21, 2025

      Faafina dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalada ka socda Hiiran

      May 20, 2025

      DEG DEG: Madaxweyne Deni oo gaaray Addis Ababa ee dalka Ethiopia

      May 20, 2025

      Nuxrka khudbadda uu madaxwane Xasan Sheekh ka jeediyay shirka ururka jaamacadda carabta.

      May 18, 2025

      Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo dagaalka AS kala hadlay dhigiisa dalka Ciraaq

      May 18, 2025

      Weeraro aay fuliyeen ciidammadda Ruushka oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira

      May 17, 2025

      Maxay Soomaaliya ka baran kartaa Ciraaq oo ay isku xaalad iyo dagaal sokeeye soo wada mareen?

      May 17, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax  ayaa saxiixday Mashruuca dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne.

      May 12, 2025

      In ka badan 100 oo ku dhintay daadad ka dhacay bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo

      May 11, 2025

      DEG DEG Madaweyne Traoré oo qaaday talaabo kale oo cajiib ah

      May 6, 2025

      Xarumihii kaydka hubka ee Al-Shabaab oo duqeymo lagu burburiyay + Khasaaraha

      May 21, 2025

      DEG DEG Dagaal culus oo ka socda dagaalka Aboorey

      May 21, 2025

      Faafina dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalada ka socda Hiiran

      May 20, 2025

      DEG DEG: Madaxweyne Deni oo gaaray Addis Ababa ee dalka Ethiopia

      May 20, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Maxay tahay musiibada cusub ee ku soo wejahan gobollo ka mid ah Soomaaliya?

    Maxay tahay musiibada cusub ee ku soo wejahan gobollo ka mid ah Soomaaliya?

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 21, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Meelo ka mid ah xeebaha Soomaalida ayaa waxaa kusoo fool leh dabaylo xawaare sare ku socda kuwaas oo geysan kara dhibaatooyin kala duwan, sida ay ku warramayaa haayadaha ka shaqeeya saadaasha hawada.

    Dabaysan oo magaceeda lagu sheegay Laali ayaa ku soo beegan dhanka koonfurta Soomaaliya gaar ahaan xeebaha Jubbaland.

    Duufaantan ayaa ahayd mid la rejaynayey in ay yaraan doonto, waxaad se mooddaa hadda sida ay sheegayaan madaxdu in ay weli socoto, taas oo xawaaraha ay jaraysaa la sheegay in uu yahay 100km saacadii.

    Guddoomiyaha Haayadda Maaraynta Masiibooyika Soomaaliya, Maxamuud Macallin Cabdille oo diginiin u diray shacabka ka ag dhaw meelaha duufaantani saamayn doonto.

    Masiibooyinka waxaannu kala shaqayn doonnaa maamulka Jubbaland sidii looga gaashaaman lahaa loona yarayn lahaa khasaaraheeda” ayuu Maxamud macallin.

    .

    XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS“

    waa filaynaa. Wixii loo gaadho berriba waa filaynaa” ayuu yidhi guddoomiye Maxamuud Macallin.

    Soomaaliya ayaa muddooyinkii danbe gashay xaalad isbeddel cimilo ah oo aad u daran, iyada oo la kulantay abaartii ugu dheerayd muddo afrtan sano ah oo sannadkii 2022 dhammaatay.

    “Xaalad adag ayaannu wejahaynaa waa se dedaalaynaa” ayuu yidhi Guddoomiye Maxamuud Macallin, oo sheegaya sida ay u qalab yar yihiin sida oo kalena muddoyinkii danbe uu waajahayaan masiibooyin joogto ah.

    Waddammada Bariga Afrika ayaa wejahay duufaantii labaad Bishan gudaheeda.

    Xilli duufaantii hore ee Hidaaya ay keentay roobab waaweyn oo meelo badan oo geeska ah khasaare ka geystay, kuwaas oo dhimasho iyo hanti badaniba ku baaba’day.

    Duufaantan cusub ee Laali ayaa la soo werinayaa in ay ka soo baahday badda Hindiya si gaar ah xeebaha dhanka waddanka Seychelles.

    “Ku talagalkayga haddaanu haayadda Maaraynta Masiibooyinka waxaannu kala shaqayn doonnaa maamulka Jubaland sidii looga gaashaaman lahaa loona yarayn lahaa khasaaraheeda” ayuu Maxamud macallin.

    Deeganno badan oo dhulka Soomaalida ah ayaa haddaba la sii daalaa dhacaya daadad iyo fatahaado ka dhashay roobab mahiigaanno ah oo da’ay.

    Ma ahan markii koobaad ee duufan ay ku dhufato dhulka Soomaalida, bishii Nofembar ee 2013kii ayay ahayd markii ay duufaan waxyeelo baaxadleh ka gaysatay deegaannada Puntland iyada oo la sheegay in ay malaayiin xoolo ah ku le’deen.

    .

    XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

    Waa maxay Duufaan?

    Sida ay sheegtay Waaxda Saadaasha Hawada ee Adduunka, duufaan ba’an waa mid si xooggan u socota kana soo bilaabata badaha.

    Dufaanada xooggan ee Badweynta Hindiya kasoo bilawda ayaa ka xoog badan kuwa caadiga ah.

    Waaxda Meteo France La Reunion, ayaa ku magacaabay Hidaaya kadib markii ay ka waraheleen inay kasoo bilaabatay galbeedka iyo waqooyi galbeed intii u dhaxeysay May 2 deedii ilaa 4teedii, sanadkaan 2024 ta.

    Duufaantii ugu dambeysay ee ku dhufatay Tanzania ayaa ahayd 1952 dii waxayna ku dhufatay gobolka Lindi ee xeebta koofureed ee Tanzania.

    Sidoo kale duufaantii ugu dambeysay ee ku dhufata Zanzibar waxay ahayd 1872 kii saameynteeda ayaana gaartay dhulweynaha Bagamoyo, ee waqooyiga Dar Es Salaam.

    Haddii duufaanta Hidaaya ay gaarto, waxay noqon doontaa markii ugu horreysay taariikhda ee Dar Es Salaam ay ku dhufato duufaan.

    Sanadihii lasoo dhaafay, Tanzania waxaa ku dhuftay labo duufaan oo kale, sanadkii 2019 Duufaanta Kenneth ayaa la saadaaliyay inay ku dhufan doonto gobolka Mtwara balse jihada ayay beddelatay waxayna caga dhigatay Mozambique.

    Sanadkii 2021, Duufaanta Jobo ayaa laga digay, balse ma aysan sababin wax musiibo weyn ah.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Xarumihii kaydka hubka ee Al-Shabaab oo duqeymo lagu burburiyay + Khasaaraha

    May 21, 2025

    DEG DEG Dagaal culus oo ka socda dagaalka Aboorey

    May 21, 2025

    Faafina dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalada ka socda Hiiran

    May 20, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Xarumihii kaydka hubka ee Al-Shabaab oo duqeymo lagu burburiyay + Khasaaraha

    May 21, 2025

    DEG DEG Dagaal culus oo ka socda dagaalka Aboorey

    May 21, 2025

    Faafina dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalada ka socda Hiiran

    May 20, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.