Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Samatabbixiyeyaasha Congo oo gacmahooda ku qodaya si ay soo saaraan macdan qodayaal ku go’doonsan Dhulka.

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Maxay tahay Madasha C6+ ee Dowladda Soomaaliya ay ku dhawaaqday, dhamaadka Kaalinteedii?

    Maxay tahay Madasha C6+ ee Dowladda Soomaaliya ay ku dhawaaqday, dhamaadka Kaalinteedii?

    By radiohalgan.comJune 12, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email
    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in kaalintii Madasha Beesha Caalamka ee C6+ ay hadda soo gebogabowday, iyada oo dowladda ay sheegtay in mas’uuliyadda hoggaaminta siyaasadda dalka ay si buuxda u leedahay.

    Waa maxay Madasha C6+?

    Madasha C6+ waxay ahayd hab iskaashi ah oo u dhexeeyay dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamka, gaar ahaan daneeyayaasha waaweyn sida Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Midowga Afrika, IGAD, Mareykanka, iyo UK. Madashan waxay kaalin muuqata ku lahayd taageerada dib u dhiska hay’adaha dowladda, horumarinta dimuqraadiyadda, iyo kormeerka geeddi-socodka siyaasadeed.

    Laakiin hadda, dowladda Soomaaliya waxay ku doodaysaa in dalka uu marayo marxalad cusub oo lagu tiirsan yahay hay’adaha maxalliga ah, lana dardargelinayo madax-bannaanida siyaasadeed iyo mas’uuliyadeed.

    Maxaa sababay go’aankan?

    Warqadda loo diray Beesha oo uu ku saxiixnaa Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Cumar (Cali Balcad) oo lagu socod siiyay, Ergayga Qaramadda Midoobe James Swan, ayaa lagu sheegay in la gaaray waqtigii lagu adkaysan lahaa madax-bannaanida dalka, iyadoo loo gudbayo nidaam dowladnimo oo si buuxda uga shaqaynaya gudaha. Dowladda ayaa sidoo kale xustay in doorka beesha caalamka uusan ahayn mid joogto ah, balse uu ahaa mid ku meel gaar ah.

    Arrintan ayaa kusoo beegmaysa xilli dalka uu wajahayo caqabado amni, Khilaafaad siyaasadeed, iyo mid dhaqaale – iyadoo doorashooyin cusubna lagu wado inay dhacaan sanadka 2026.

    Maxay ka yiraahdeen daneeyayaasha caalamka?

    Inkasta oo aan si rasmi ah loo helin jawaabta beesha caalamka ee Mowqifka Dowladda, haddana diblomaasiyiin iyo saraakiil hore ayaa sheegaya in wada-shaqayntu aanay gabi ahaanba dhammaan doonin. Balse laga yaabo in ay is-bedel ku keento qaabka loo wajahayo taageerada Soomaaliya.

    Tani waxay noqon kartaa bilow cusub oo dowladda Soomaaliya ay doonayso inay kusoo ceshato kalsoonida dadkeeda iyo go’aan qaadasho madax-bannaan oo ay ku wajahdo mustaqbalka siyaasadeed. Sida ay qabaan Qubaro kale oo Siyaasadeed.

    Go’aanka dowladda wuxuu noqon karaa mid muujinaya is-aamin iyo kalsooni siyaasadeed, balse wuxuu sidoo kale xambaarsan yahay su’aalo badan oo ku saabsan diyaar-garowga hay’adaha maxalliga ah, doorka beesha caalamka ee cusub, iyo sida looga hortagi doono caqabadaha jira.

    Si kastaba, waxaan la ogayn sida uu go’aanka uu dhaqan geli doono, xili weli taageeradda ugu badan ee Soomaaliya ay ku tiirsan tahay Madasha Beesha Caalamka ee loo soo gaabiyo C6+.

    W/D: Mohamed Farah Ali

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.