Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Maxay tahay maadada sunta ah ee ku jirta kalluunkaan aad ka ay u isticmaasho Soomaalidu?

    Maxay tahay maadada sunta ah ee ku jirta kalluunkaan aad ka ay u isticmaasho Soomaalidu?

    By radiohalgan.comFebruary 29, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Saynisyahanno ayaa sheegay in wali meerkuriug uu ku jiro kalluunka nooca Tuunaha loo yaqaanno tobanaan sanno kadib markii la iclaamiyay xakamaynta wasakhowga iyo qiiqa hawada.

    Noocan Tuunada ee lagu sheegay in uu leeyahay suntan ayaa ah mid soomaalidu aad isticamasho, badaha Soomaaliyana si badan looga helo

    Maadadaan kiimikaada ah waxay ka dhalataa qodista iyo gubista dhuxusha, waxayna ugu danbayn ku dhammaataa badda, halkaasoo uu kalluunku ka qaato. Cadadkeeda ayaa hoos u dhacay muddooyinkii danbe, laakiin wali waxay ku hartay kalluunka Tuna tan iyo 1971 kii.

    Khuburo ayaa sheegay meerkuriga qadiimiga ahi in uu yaalo gunta hoose ee badda isagoo ku dhex qulqula biyaha, halkaas oo tunahu dabaasho.

    Meerkuriga gala badda wuxuu isu beddelaa maadada loo yaqaanno methylmercury oo ah nooca ugu halista badan ee kiimikadan.

    Maadadaan waxaa qaata Tuunaha isagoo aan badqabin ayayna aadanahu dabtaan taasoo suntaan ay quutaan markay cunaan tuunaha oo ah mid kamida kalluunada adduunka loogu isticmaalka badanyahay. Tunaha ayaana la iibiyaa in ka badan 3 milyan oo doolar sanadkii.

    Meerkuriga ayaa sidoo kale halis ku ah kalluunka ugxaanta ah ee aan dhallan wali; wuxuuna xanuuno ku sababaa dhanka wadnaha kalluunka noociisa koray.

    Walaac laga muujiyay suntaan ayay dowladdaha caalamku go’aansadeen in ay yareeyaan howlaha kimikooyinka washakhaysan sii daaya.

    Waxyaabaha sababa sunta:

    • Dhuxusha iyo dahab qodista
    • Gubitaanka dhuxusha
    • Warshadaha
    • Wasakha la qubo
    • Gubitaanka jidhka aadamiga [marka qofi dhinto] taas o laga yaabo in meerkuri ku jirto.

    Xanibaadda howlahaan qaar kamida ayaa sababay inu hoos u dhaco heerka qiiqa hawada 90% tan iyo 1990kii.

    Si loo ogaado in tallaabooyinkaan la qaaday ay saamayn ku yeesheen heerarka meerkuriga ee Tuunada, cilmibaarayaashu waxay baadheen ku dhawaad 3,000 oo muruq Tuna ah oo laga kala keenay kalluunka lagu qabtay Badweynta Hindiya, tan Baasiifiga, ilaa iyo Atlantic ga, kuwaas oo wadar ahaan u dhigan 94% kalluunka la qabto adduunka.

    Tuna

    XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

    Daraasadda cusubi waxay ka hor imanaysaa cilmibaadhisyo kale oo muujinaya heerka meerkuriga kalluunka oo hooseeya noocyada tunaha qaarkood.

    β€œWaxaan haynaa xog badan, sanado badan oo aan isu eegaynay noocyo badano oo cabiro kala duwan oo kalluun ah,” ayuu yidhi Anais Medio, oo ah hoggaanka cilmibaadhistaan oo ka socda Machadka Qaran ee Cilmibaadhisyada horumarka waara.

    “Tani aad bay muhiim u tahay sababtoo ah meerkurigu wuxuu noolaanayaa inta lagu jiro [inta uu nool yahay] xayawaanka.” “Sidaas darteed haysashada noocyo kala duwan iyo cabir kala duwan oo kalluun ah waa muhiim,”

    Saynisyahannada ayaa helay in meerkuriga cabirkiisa ee tunaha ku jira uu yahay mid joogto ah inta u dhexeysay 1971 dii illaa 2022 kii, kaas oo marka laga tago waqooyiga koonfurta badweynta Baasifiiga sare u kacay dhammaadkii sagaashameeyadii taas oo lala xidhiidhiyay kordhinta qiiqa meerkuriga ee Aasiya taas oo ay sababtay isticmaalka dhuxusha.

    Cilmibaadheyaashu waxay sheegeen in jiritaanka joogtada ah ee meerkuriga ay sababi karto wasakhowga qarniyo ka hor dhacay.

    β€œWaxaa jira cadad badano oo meerkuri qadiimi ah oo yaala gunta badda ka hooseysa dhulka. Noocan qadiimiga ahi waxuu ku qasmaa dusha sare ee badda, halkaas oo kalluunku dabaasho oo uu quutana. Sidaas darteed waxaa si joogta ah u jira meerkurigaan taariikhiga ah kaas oo abuurmay qarniyo ka hor.”

    Qoraaga Anne Lorraine, oo sidoo kale ka tirsan Machadka Qaranka ee Cilmi-baarista Horumarka Waara ee Faransiiska, ayaa u sheegtay BBC-da: “Daraasaddeennu waxay soo jeedinaysaa inaan u baahan doono in aan dhimis weyn aan ku samayno qiiqa meerkurigu si loo arko hoos u dhaca heerarka meerkuriga ee Tuunada”.

    “Natiijooyinkayagu waxay noo sheegayaan inaan dulqaad yeelanno ka hor inta aan la arkin isbeddelka heerarka meerkuriga ee ku jira tuunada.”

    Lauren waxay ku dartay hadalkeeda, “Haddii aan joojino qiiqa, kaarboonka hawada ayaa si tartiib ah u xasili doona ugu dambeyntiina wuxuu bilaabi doonaa inuu hoos u dhaco.”

    Daraasadan ayaa lagu daabacay joornaalka Cilmibaadhisyada Sayniska Deegaanka iyo Teknolojiyada.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Waxaa farxad iyo guul weyn ii ah in aan soo gabagabeeyo buuggii aan muddo dheer ku hawlanaa, kaas oo cinwaankiisu yahay Halgan

    January 25, 2026

    Sama fale Cabdicasiis Muudeey oo u dhaq-dhaqaaqa caawinta bulshada dan yarta ah ayaa weli wada caawinta iyo afurinta qoysaska danyarta ah ee beledweyne ku sugan. (SAWIRRO)

    March 19, 2024

    Sida khuuradu u dhibaateyn karto guurkaaga iyo xalka looga bogsan karo

    March 19, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.