Close Menu
    What's Hot

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026

    Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

    February 22, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

      February 22, 2026

      DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

      February 22, 2026

      Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

      February 22, 2026

      Dowlad Goboleedyada wakhtigu ka dhamaaday waa inay qabsadaan Doorasho dadban”, Golaha Mustaqblka Soomaaliyeed.

      February 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

      February 22, 2026

      DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

      February 22, 2026

      Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

      February 22, 2026

      Dowlad Goboleedyada wakhtigu ka dhamaaday waa inay qabsadaan Doorasho dadban”, Golaha Mustaqblka Soomaaliyeed.

      February 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Maxay tahay digniinta weerarrada ee ku wajahan London Paris iyo Madrid

    Maxay tahay digniinta weerarrada ee ku wajahan London Paris iyo Madrid

    By radiohalgan.comApril 10, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ammaanka ciyaaraha Champions League ayaa sare loo qaadi doonaa usbuucan ka dib markii warbaahinta taageerta kooxda Daacish ay daabacday hanjabaaddo ka dhan ah goobaha ay ciyaarahu ka dhacayaan ee koobka Champions League ay ka lagu qabanayo.

    Wasiirada labada dal ee France iyo Spain ayaa xaqiijiyay tilaabooyin amni xoojin ah oo la qaaday.

    Mid ka mid ah warbaahinta taageerta IS ayaa daabacday sawirro garoomo dhowr ah oo martigelinaya kulammada rubuc dhammaadka isku aadka horyaalka Champions League ee dalalka Yurub.

    Uefa ayaa sheegtay in ay ka warqabto khatarahaas, balse waxay sheegtay in ciyaaraha Madrid, Paris iyo London ay u dhici doonaan sidii loogu tala galay.

    Wasiirka arrimaha gudaha ee Faransiiska GΓ©rald Darmanin ayaa sheegay inay jiri doonaan oo “si la taaban karo loo xoojin doono” tillaabooyinka ammaanka ahna la diyaariyay marka ay PSG la ciyaarayso Barcelona Arbacada magaalada Paris.

    Mr Darmanin oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri: β€œWaxaan idin xasuusinayaa in 10 maalmood ka hor, IS ay soo bandhigtay sawirka garoonka Munich, waxayna sheegtay in tallaabo laga qaado goobaha ciyaaraha lagu ciyaaro ee lagu qabto ciyaaraha kubbadda cagta, in kastoo dhammaan cayaaraha la bartilmaameedsan karo. waa kubbadda cagta, dabcan waxaan la hadlaynaa saaxiibadayada.”

    Sawirrada Jihaad-doonka ah ee toddobaadkan la soo bandhigay, ayaan loo jeedin wax ciyaar ama dhacdo gaar ah oo ay wadaageen kooxaha warbaahinta taageera ee IS oo aan si rasmi ah xidhiidh ula lahayn ururka laftiisa.

    Toddobaadkan waxaa lagu wadaa in magaalada Madrid lagu qabto laba ciyaarood oo afar dhammaadka ah. Real Madrid waxay martigelin doontaa Manchester City Talaadada, halka Atletico Madrid ay Arbacada la ciyaari doonto Borussia Dortmund.

    Pilar AlegrΓ­a, oo ah wasiirka ciyaaraha Spain, ayaa soo saaray fariin “dejin” ah ka hor ciyaaraha ka dhacaya Madrid, wuxuuna sheegay “in ka badan 2,000 oo boolis ah iyo askarta ilaalada madaniga ah” la hawlgelinayo. Ku-simaha duqa magaalada Madrid, Inmaculada Sanz, ayaa u sheegtay warbaahinta Spain inaysan jirin khatar gaar ah, iyadoo intaa ku dartay in heerka digniinta argagixisada ee Spain uu yahay afar ka mid ah shanta heer, taasoo lagu tilmaamay inay tahay khatar heerkeedu sarreeyo.

    Ciyaaraha ayaa todobaadkan lagu ciyaari doonaa London, Paris iyo Madrid

    XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

    Β 

    “digniinahan inta badan waa ficillo dacaayad ah oo lagu kicinayo cabsi,” ayay tidhi.

    β€œLaamaha amniga iyo sirdoonka labaduba waxay daraaseynayaan khatar kasta oo suurtagal ah, laakiin ma jirto wax noo suuro gelinaya inaan sii ogaanno xaalad khatar gaar ah leh” ayay sii raacisay.

    Ilo ka tirsan la dagaalanka argagixisada ayaa BBC-da u sheegay in Daacish aysan si caadi ah u xayaysiin weerarada qorsheysan ee ay qaadayaan, iyadoo sabab looga dhigay toogashadii bishii hore ka dhacday tiyaatar ku yaalla magaalada Moscow. Taas hore ugama hadlin kanaalada baraha bulshada.

    Arsenal ayaa magaalada London kula ciyaari doonta kooxda Bayern Munich caawa. Ku-xigeenka Kaaliyaha Bilayska Caasimadda Ade Adelekan ayaa yiri: “Waan ka warqabnaa wararka online-ka ah iyo warbaahinta ee la xiriira baaqyada lagu beegsanayo ciyaaraha Yurub oo dhan iyo halkan London.

    Si kastaba ha ahaatee, waxaan rabaa in aan shacabka aan ugu laab qaboojiyo in aanu wadnay qorshe boolis oo adag kulanka caawa, waxaana sii wadnaa in aan si dhow ula shaqeyno mas’uuliyiinta amniga kooxaha si aan u xaqiijino in ciyaartu ay si nabad ah u dhacdo”

    Kanaal taageera IS ayaa soo bandhigay sawirada Emirates Stadium ee London, Bernabeu iyo Metropolitano Stadium ee Madrid, iyo sidoo kale garoonka Parc des Princes ee Paris.

    Inkastoo kanaalkan uusan si rasmi ah xiriir ula lahayn kooxda Daacish, haddana waxaa loo maleynayaa in amarka lagu daabacay hanjabaadaha laga yaabo inuu ka yimid kooxda Daacish qudheeda, iyadoo hoggaankeedu uu dhawaan ka dhawaajiyay xiriir dhow oo u dhexeeya hawlwadeennada warbaahinta rasmiga ah iyo taageerayaasha internetka ay jiraan.

    Waxyaabaha lagu doonayo in lagu kiciyo weerarrada kanaalada xiriirka dheer la leh kooxda ayaa kordhay ka dib weerarkii hoolka riwaayadaha ee Moscow bishii hore, sida ay sheegeen khubaro ka tirsan qaybta Dabagalka ee BBC-da.

    Kahor kulanka Arsenal ay caawa ku wajaheyso Bayern Munich garoonka Emirates Stadium, afhayeen u hadlay ayaa sheegay in shaqaalaha goobta ay “si dhow ula shaqeynayeen Booliska caasimadda”.

    β€œQorshahayaga kulanka caawa ma aha mid ka duwan, qaabkeena, wada shaqaynta Booliska iyo UEFA, waa mid u dhiganta heerka khatarta UK ee hadda”.

    Ku Xigeenka Kaaliyaha Taliyaha Bilayska Magaalada London, Ade Adelekan, ayaa sheegay in saraakiishu ay hayaan “qorshe boolis oo adag” ciyaarta caawa, laakiin wuxuu ka codsaday dadweynaha inay “feejignaadaan”.

    BBC SOMALI

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026

    Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

    February 22, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026

    Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

    February 22, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.