Close Menu
    What's Hot

    Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

    January 23, 2026

    Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daah-furtay

    January 23, 2026

    Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

    January 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

      January 23, 2026

      MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO SAXIIXAY SHARCIGA DAKHLIGA IYO XEER-NIDAAMIYEYAASHIISA.

      January 21, 2026

      Daawo:-Sheekh Cabdi Casiis ” Culimada iyo Odayaasha Baladweyne Dadka Hortooda ayaa lagu laaynayaa” Xalka Magaalada oo Cabsi Cabsi ah!

      April 11, 2024

      Daawo: XASAN Sheekh oo gaaray KENYA + Ujeedka

      April 11, 2024

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      Xog ka cusub hoggaamiye mucaaradka ITOOBIYA ka tirsanaa ee meydkiisa la helay

      April 11, 2024

      Hogaamiyaha Xamaas Ismail Haniyeh ayaa sheegay in wiilal looga dilay duqeyn cirka ah

      April 11, 2024

      Ayatollah Khamenei oo ku hanjabay in Iran ay ciqaabi doonto Israel kana hadlay Sababta

      April 10, 2024

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Wax ka ogow dekadda dalka deriska la ah Soomaaliya ee ay ITOOBIYA u weecatay

      April 2, 2024

      Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

      January 23, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO SAXIIXAY SHARCIGA DAKHLIGA IYO XEER-NIDAAMIYEYAASHIISA.

      January 21, 2026

      Daawo:-Sheekh Cabdi Casiis ” Culimada iyo Odayaasha Baladweyne Dadka Hortooda ayaa lagu laaynayaa” Xalka Magaalada oo Cabsi Cabsi ah!

      April 11, 2024
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Maxay tahay abaalmarinta la siiyay ciidamadii Hindida ahaa ee weeraray burcadda Soomaalida ah?

    Maxay tahay abaalmarinta la siiyay ciidamadii Hindida ahaa ee weeraray burcadda Soomaalida ah?

    By radiohalgan.comApril 7, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Taliyaha Ciidamada Badda Hindiya Admiral R.Hamari Kumar ayaa ku abaalmariyey cutubkii ciidanka gaarka ah ee Markabka INS Sharda ‘On-the-Spot Citation’ kuwaas oo fuliyey howlgalkii lagu soo furtay Markab iyo doon ganacsi oo ay gacanta ku hayeen kooxo burcad baddeed ah.

    Markabka INS Sharda, ayaa ku lug lahaa sii daynta dhammaan 19 shaqaale saarnaa doon kaluumaysi oo laga lagaa Iran taas oo ay burcad baddeed Soomaali ah afduub ugu haysteen xeebaha bari ee Soomaaliya sida lagu sheegay bayaan ay soo sareen ciidamada badda ee Hindiya

    Shaqalaaha ay ciidamada badda Hindiya howlagalkas ku soo furteen waxay kala ahayan kow iyo toban badd-maax oo u dhashay Iran iyo siddeed u dhashay dalka Pakistan.

    Admiral Kumar, ayaa abaalmarinta gudoonsiiyey ciidamada intii ku guda jiray booqasho oo ku tagay Taliska ciidanka bad dee Koonfurta magaalo xeebeedka Kochi, wuxuuna markabka iyo ciidamadii saarnaa uu sheegay inay fuliyeen howlgal guulaystay oo ka dhana burcad baddeeda.

    Bilad ayaa la gudoonsiiyay taliyihii hugaaminayay ciidamadaas.

    Markabka ayaa loo xilsaaray in uu baaritaan ku sameeyo markabka kalluumeysiga ee Iran “Omari” oo ay u badan tahay in ay afduubteen burcad badeedda, sida ay sheegeen ciidamada badda.

    “Iyada oo ku saleysan agabka ilaalo ee ciidamada badda ee RPA, markabku wuxuu qabtay markabka wuxuuna haystey raad qarsoon habeenkii oo dhan. Inta lagu guda jiro saacadihii hore ee Febraayo 2, helida markabka iyo kooxda Prahar ayaa la bilaabay, “ayaa lagu yiri bayaanka.

    Taliyaha ciidamada badda ayaa sheegay in kooxda INS Sharda ay ku amaanan yihiin inay “ka jawaabayeen weerarrada burcadbadeedda iyagoo si taxadar leh u horseedaya in si badbaado leh oo guul leh loogu fuliyo howlgallada badda iyadoo ay jiraan xaalado adag”.

    Howlgalada kale ee ciidamada badda hindiya ka fuliyeen xeebaha Soomaaliya

    Ciidamada badda Hindiya ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa dhowaan soo badbaadiyey toddobo iyo toban shaqaale ah oo saarnaa markabka MV Ruen oo muddo saddex bilood ah gacanta ugu jiray burcad baddeeda Soomaaliya, sida ay baahiyeen ciidaamadda badda ee Hindiya.

    Howlgal qaatay in ka badan afartan saacood oo gacan ka hadal ah ayaa waxaa fuliyey Markabka dagaalka ee INSSubhadra oo ay caawinayaan diyaaradaha qumaatiga u kaca iyo kuwa ilaalada ee aan duuliyaha lahayn, sida ay bartooda X ee hore loo oron jiray Twiter ku sheegeen ciidamada badda Hindiya.

    Tirada burcad baddeeda ay ciidamada Hindiya ku qabteen howlgalkaas ayay ku sheegeen in ay dhan tahay 35 nin.

    Xilliga howlgalku dhacayey markabka ayaa ku sugnaa masaafo 1400 Nautical Miles u jirta xeebta badweynta Hindiya.

    Sidoo kale ciidamada ayaa dabayaaqadii bishii January soo badbaadiyay labo markab oo ay afduubteen burcad-badeedda Soomaalida.

    Biyaha iyo xeebaha Soomaaliya ayaa horay u ahaa meel ay ku badan yihiin burcad-badeedda, balse waxaa ay dhammaan joogsadeen, kaddib markii ciidamada caalamiga ah ay kordhiyeen roondada ay halkaasi ka sameeynayaan.

    Hindiya ayaa horey gacan uga gaysatay ilaalinta aagga biyaha Soomaaliya tan iyo 2008-dii.

    CIIDANKA BADDA HINIDYA

    XIGASHADA SAWIRKA,INDIAN NAVY

    Qaar badan oo ka mid ah ciidamada caalamiga ah ee qeybta ka ah howgallka ilaalinta biyaha Soomaaliya ayaa hadda u guuray dhanka Badda Cas, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP, halkaasoo kooxda Xuutiyiinta ee Yamen ay weerarro ku qaadaan maraakiibta gancsiga ee maray.

    Khubarrada ayaa hadda ka cabsi qaba in arrintaas ay ka faa’iideysteen burcad badeedda Soomaaliyeed, sida ay sheegtay AFP.

    Raggan burcad baddeeda ah ayaa ciidamada badda Hindiya geeyeen dalka Hindiya halkaas oo ay ku marayaan ciqaabta falalkii burcad baddeeda.

    Burcad baddeeda ayaa ayaa hadda gacanta ku haya markab xamuul ah oo ka babanaaya calanka dalka Bangaladesh xili ay marayeen xeebaha Soomaaliya waxaana ay qafaasheen 23-shaqaale ah sida ay sheegeen milkiilayaasha markabka.

    Markabka MV Abdullah ayaa ka soo shiraacday caasimadda Mozambique ee Maputo wuxuuna ku sii jeeday dalka Isutagga Imaaraatka Carabta shixnad dhan 55,000 oo tan oo dhuxul ah markii la weeraray Talaadadii, sida uu sheegay Kabir Steel Re-Rolling Mills oo markabka iska leh.

    Falalka burcad baddeeda Soomaalida ayaa dib u bilowday dhamaadka sanadkii 2023-kii ilaa bilowga sanadkan iyadoo ay xoogaysteen weerarada ay ku qadeen marakiib ganacsi oo gooshaysay biyaha caalamigaa.

     BBC SOMALIA

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

    January 21, 2026

    Xog ka cusub hoggaamiye mucaaradka ITOOBIYA ka tirsanaa ee meydkiisa la helay

    April 11, 2024

    Hogaamiyaha Xamaas Ismail Haniyeh ayaa sheegay in wiilal looga dilay duqeyn cirka ah

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

    January 23, 2026

    Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daah-furtay

    January 23, 2026

    Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

    January 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.