Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalim Fiqi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Ingiriiska Soomaaliya.
Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Kulanka looga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhaqaalaha iyo amniga.
Sidoo kale, labada dhinac ayaa ka wada hadlay madax baaanida dalka iyo ilaalnta midnimada Saoomaaliya.
Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa qiray in ay markasta garab taagan yihiin amniga iyo nabad.