Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Samatabbixiyeyaasha Congo oo gacmahooda ku qodaya si ay soo saaraan macdan qodayaal ku go’doonsan Dhulka.

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Maxay ka wada hadleen Labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Kenya

    Maxay ka wada hadleen Labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Kenya

    By radiohalgan.comMay 30, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Somaliland, Mudane Abdirahman Mohamed Abdullahi(Cirro), ayaa kulan kula yeeshay Madaxweynaha Kenya, William Ruto, madaxtooyada Nairobi, halkaas oo labada hoggaamiye ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka labada dhinac, iskaashi dhanka ganacsiga, diblomaasiyadda, amniga gobolka, iyo is-dhexgalka bulshada.

     

    Intii uu socday kulanka, labada hoggaamiye ayaa diiradda saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhanka waxbarashada, is-weydaarsiga tacliinta sare, iyo horumarinta xirfadaha dhalinyarada.

     

    Madaxweyne Ruto ayaa ku bogaadiyay Somaliland dadaalka ay ugu jirto xasilloonida iyo horumarka gobolka, wuxuuna ballan qaaday in Kenya ay garab taagan tahay Somaliland, gaar ahaan arrimaha la xiriira iskaashiga siyaasadeed iyo horumarinta dhaqaalaha.

     

    Madaxweyne Cirro ayaa dhankiisa uga mahadceliyay dowladda Kenya soo dhaweynta diirran iyo martigelinta heerka sare ah ee loo sameeyay intii uu ku sugnaa Nairobi. Wuxuu carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la sii xoojiyo xiriirka Somaliland iyo Kenya, isagoo ku tilmaamay mid faa’iido u leh labada shacab.

     

    Inta uu joogo Nairobi, Madaxweyne Cirro wuxuu la kulmi doonaa jaaliyadda Somaliland ee Kenya, gaar ahaan magaalada Nairobi, halkaas oo uu khudbado uga jeedin doono xaaladda guud ee Soomaliland , jihada ay xukuumaddiisu u socoto, iyo wixii ay qabatay 100-kii maalmood ee ugu horreeyay xafiiska.

     

    Madaxweyne Cirro wuxuu caddeeyay sida ay uga go’an tahay xoojinta xiriirka Somaliland iyo dalalka gobolka, si loo helo iskaashi waara oo lagu horumarin karo nabadda, ganacsiga, iyo wadajirka shacabka.

     

    Waxaa la filayaa in booqashadan ay dhisto sal adag oo u gogol xaaraysa iskaashi miro dhal ah oo labada dhinac ka dhexeeya mustaqbalka dhow.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.