Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Maxaad ka xasuusataa hadaladii kululaa ee horay u dhexmaray saddexdaan masuul laba sano ka hor?

    Maxaad ka xasuusataa hadaladii kululaa ee horay u dhexmaray saddexdaan masuul laba sano ka hor?

    By radiohalgan.comMarch 23, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Sanadkii 2022 kii oo ay dhacday doorashada Soomaaliya iyo bilihii ugu dambeeyayay ee sanadkii 2021 kii, ayaa is fahmiwaa siyaasadeed oo dhexmaray madaxweynahii Soomaaliya ee xilligaas, siyaasiyiinta mucaaradka iyo qaar ka mid ah madaxweynayaasha maamul goboleedyada waxa uu sababay xasillooni darro siyaasadeed oo aad u xoogaysatay.

    Taas ayaa waxay sababtay in xilligaas ay siyaasiyiinta iyo madaxdu is dhaafsadaan hadalo xanaf leh oo aad hadalhayn uga dhexdhaliyay shacabka Soomaalida.

    Madaxdii Waqtigaas hadalada adag hawada isku mariyay ayaa waxaa ka mid ah madaxweyinihii xilligaas Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Amxed iyo madaxwynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni.

    Hadaba, saddexdooduba waxay laba sano ka dib maanta kuwada sugan yihiin magaalada Garowe ee caasimadda Soomaaliya, iyaga oo dhaliilo u haya dawladda uu hugaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh.

    Deni

    Intuu xilka hayay madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa madaxweynayaashii dawlad goboleedyada ee ka soo hor jeestay nidaamkii doorasho ee uu soo jeediyay ka mid ahaa Saciid Cabdullaahi Deni – madaxweynaha Puntland.

    Inta badan kulamadii looga hadlayaya doorashada ee ay wada galeen labadaan masuul ayaa guul ku soo dhamaan, sida ay labadooduba meel fagaare ah ka qireen marar kala duwan.

    Balse bilowgii sanadkii 2022 kii markii ay soo dhawaatay doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ayaa waxaa shaaciyay musharrax nimadiisa madaxweynaha Puntland, isaga oo khudbadan hadal hayn dhalisay ka jeediyay munaasabad uu ku shaacinayay musharraxnimadiisa.

    β€˜β€˜Waxaan u tartamayaa xilka Madaxweynenimada Soomaaliya. Waxaan hadaf ii ah in meesha laga saaro Madaxweyne Farmaajo’’, ayuu yiri madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni intii uu jeedinayay khudbadda shaacintiisa madaxweynenimo.

    Deni ayaan xilligaas ku guuleysan xilkii madaxweynenimo ee uu tartamay ee villa Somalia.

    Mar kale ayaa Siciid Cabdullaahi Deni waxa uu noqday madaxweyaha Puntland, ka dib markii uu dhamaaday muddo xileedkiisii koobaad, isaga ii olole doorasho oo adag la galay musharrixiin kale.

    .

    XIGASHADA SAWIRKA,SHARIIF

    Sheekh Shariif

    Shariif Sheekh Axmed, madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo isaga oo wafdi kale oo siyaasiyiin safaro ku taay qaar ka mid ah gobolada Soomaaliya, ayaa waxa uu ku eedeeyay dawladdi madaxweyne Farmaajo hugaaminayya in ay isku dayday in is hor istaagto qaar ka mid ah safardaas, isaga oo ka falcinaya ayuuna jeediyay khudbad haalhayn ka abuurtay baraha bulshada.

    Waxa uu sheegay in isaga iyo siyaasiyiin kale oo diyaarad u saaran Baladweyne ay dawladdu isku dayday in diyaaradda ay soo celiso, balse markii dambe uu wafdigii ka dagay magaalada Baladweyne.

    Isaga oo ay caro ka muuqtay ayuu ku goodiyay shariif in hadii dawladdu aysan ka joojin hor istaagga uu awood ku saari doono. “Wallahi Thuma Wallaahi, Wallahi Thuma Wallaahi, Wallahi Thuma Wallaahi, Hadaysan joojin waan bixinaynaa” ayaa hayda weedh caan noqotay oo jeediyay Shariif.

    Balse maanta labadii madaxweyne ee horaba waxa iyaga oo mucaarad ah ay maanta ku wada sugan yihiin magaalada Garowe ee casimadda Puntland, iyaga si hor dhac ah u sheegay in ay ka wada hadlayaan arrinta wax ka badalka dastuurka ee ay waddo dawladda uu hugaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

    Farmaajo

    XIGASHADA SAWIRKA,FARMAAJO

    Farmaajo

    Bishii Febraayo ee sanadkii 2021 kii Madaxweynahii Soomaaliya ee xilligaas Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa baarlamaanka Soomaaliya ka hor jeediyay baarlamaanka khudbad dheer oo sanadle ahayd, khudbadaas ayuuna Farmaajo diiradda ku saaray doorashada iyo wixii ka soo baxay kulamo uu la galay dawlad goboleedyada.

    Waxuu sheegay in heshiiskii xilligaas jira y ee aadka u khuseeyay doorashada ee 17 kii September ku asteysnaa, kaas oo maamul goboleedyadu soo gudbiyeen uu fikirkiisa iska lahaa madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, isaga oo sheegay in dhamaan qodobadii ku qornaa uu isagu qortay.

    “Waxaa qoray heshiiskaas Saciid Cabdullaahi Deni – Inta kale way daawanahayeen” ayuu Farmaajo ka hor yidhi Barlamaanka Soomaaliya.

    Dhawaan ayaa dawladda Soomaaliya waxa ay sheegtay in dooneyso in ay dhameystirto dastuurka mudada dheer qabyada ah ee Soomaaliya, balse waxaa muran siyaasadeed oo dheer dhaliyay qaar ka mid ah qodobada oo ay walaac ka muujiyeen siyaasiyiinta iyo xubnaha baarlamaanka intaba.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.