Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Maxaad ka taqaan isbitaalka lagu daweeyo madaxweynayaasha Maraykanka iyo qaar ka mid ah kuwii la dhigay

    Maxaad ka taqaan isbitaalka lagu daweeyo madaxweynayaasha Maraykanka iyo qaar ka mid ah kuwii la dhigay

    By radiohalgan.comJanuary 13, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Isbitaalka Walter Reed oo hore loogu yaqaannay Bethesda Naval Hospital wuxuu ku yaal magaalada Bethesda, Maryland. Waxaa loogu magac daray gaashaanle Walter Reed oo aad loogu xusuusto cilmi baaris u ku sameeyey sida ay kaneecadu u gudbiso xummadda hurdiga (Yellow fever).

    Qaybta iminka aan ka hadlayno waxaa la dhagax dhigay 29 Juun 1939, waxaana la furay Nofembar 11 1940.

    Qaybta madaxda waxaa loo yaqaan Ward 71, waana qaybta madaxweynaasha la dhigo ee isbitaalka Walter Reed medical center. Qaybtaas waxaa toos u koontaroola aqalka cad.

    Qaybtaas waxa ku yaalla xafiis iyo hoolka shirarka oo madaxweynaha loogu tala galay inuu ku shaqeeyo. Waxaa kaloo ku yaalla qolka cuntada oo madaxweynuhu ku qaabili karo martida la cunataynaysa, qolka fadhiga, jikada cuntada, iyo qol isbitaal, iyo meel ay dayaaradda helikobtarka ah ku degto.

    Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa labadaba waa lagu daweeyaa, waxaana 85kii sano ee uu furnaa lagu daweeyey madaxda maraykanka qaarkood iyo xaasaskooda. Qaar ka mid ah madaxdaas ayaa waxaa ka mid ah:

    Donald Trump

    Horraantii Oktoobar 2020 ayaa Mr Trump waxaa ala dhigay isbitaal;ka Walter Reed, waxaana laga daweynayey xanuunka Covid 19.

    Mr Trump waxaa halkaa la geeyey isagoo lugihiisa ku socda, wax hadal ahna ma siin weriyeyaashii dibadda ku sugayey markii isbitaalka galayey.

    Arrintan ayaa timid ka dib markii isaga iyo marwada 1aad Melania Trump laga helay xanuunka Covid. Muddadii dawayntu u socotay wuxuu Mr Trump toos uga soo shaqaynayey isbitaalka laakinse shaqo culus ma uusan qabanayn.

    Jimmy Carter

    Madaxweynihii hore ee Maraykanka ee xukunka hayey intii u dhaxaysa 1977 – 1981 ayaa isna dhowr goor la dhigay isbitaalkaas.

    Carter oo bisha Oktoobar ee sannadkan ay u buuxsamayso 100 sano ayaa isbitaalka loo dhigay in lagu baxnaaniyo. Dadka aadka u xanuunsan ee da’da ah iyo kuwa dawooyinka ka daalay ayaa isbitaalka lagu siiyaa sida isbitaallada kale daryeelka loo yaqaanno Hospice care, kaasoo Jimmy Carter dhowr goor loo fidiyey.

    Xanuunnada laga daweynayey waxaa ka mid ah caabuq uga dhacay kaadi-mareenka.

    Ronald Reagan

    Madaxweyne Reagan waxaa lagu sameeyey qalliimo uu ku gala isbitaalka Walter reed muddooyin kala duwan.

    Qalliimadaas waxaa ka mid ahaa mid looga sameeyey Ganaca1985kii, mid looga sameeyey sanka 1987, iyo mid looga sameeyey farta (fargashiga) ee gacanta bidix 1989.

    Markii uu isku dayga dil ka badbaaday 1981 waxay dhakhaatiirtiisu ku taliyeen in la dhigo isbitaalka Walter Reed ama Bethesda Naval Hospital.

    Reagan oo ahaa madaxweynihii 40aad ee Maraykanka wuxuu geeriyooday Juun 2004 isagoo 93 jir ahaa.

    BBC SOMALI

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.