Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    DEG DEG Dagaal Culus oo ka socda Duleedka Moqokori.

    July 7, 2025

    DEG DEG:- Qarax Ismiidaamin ah ayaa goordhow ka dhacay Maqokori

    July 7, 2025

    Guddoomiye ku xigeynkii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Ayaa Taladaan Soo jeediyay Abuukar Maxamed Cali Gaabow

    July 5, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Dagaal Culus oo ka socda Duleedka Moqokori.

      July 7, 2025

      DEG DEG:- Qarax Ismiidaamin ah ayaa goordhow ka dhacay Maqokori

      July 7, 2025

      Guddoomiye ku xigeynkii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Ayaa Taladaan Soo jeediyay Abuukar Maxamed Cali Gaabow

      July 5, 2025

      Ra’iisul-wasaaraha JFS, Xamse Cabdi ayaa dhagax-dhigay xarunta dhexe ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo

      June 30, 2025

      War cusub oo ka soo kordhay Markabkii Oruc Reis ee ka baxay Somalia

      July 4, 2025

      Madaxweyne Trump iyo Elon Musk oo mar kale fooda is daray

      July 4, 2025

      Madaxweynaha Jubaland, Axmed madoobe ayaa hambalyo u diray guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo oo

      June 30, 2025

      DEG DEG Isra’iil oo Wajahaysa Culeys Dhaqaale Kadib Dagaalkii Iraan 

      June 28, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax  ayaa saxiixday Mashruuca dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne.

      May 12, 2025

      DEG DEG Dagaal Culus oo ka socda Duleedka Moqokori.

      July 7, 2025

      DEG DEG:- Qarax Ismiidaamin ah ayaa goordhow ka dhacay Maqokori

      July 7, 2025

      Guddoomiye ku xigeynkii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Ayaa Taladaan Soo jeediyay Abuukar Maxamed Cali Gaabow

      July 5, 2025

      War cusub oo ka soo kordhay Markabkii Oruc Reis ee ka baxay Somalia

      July 4, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Maxaad ka taqaan gabadhii ugu horreysay ee Carbeed ee garsoore ka noqota cayaaraha qaramada Afrika

    Maxaad ka taqaan gabadhii ugu horreysay ee Carbeed ee garsoore ka noqota cayaaraha qaramada Afrika

    Liban QoonoBy Liban QoonoFebruary 5, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Bushra Karboubi, oo ah gabar booliis ah oo daacad ah isla markaana ah garsoore heer caalami ah oo kubbadda cagta ah kana soo jeeda Meknes, waqooyiga Morocco, waxay jebinaysaa fikradaha laga aaminsan yahay dumarka ee la xiriira waxyaabaha ay qaban karaan, iyadoo taariikh ku samaynayso labada xirfadood ee ay raggu u badan yihiin.

    Doorkeeda gaarka ah ee fulinta sharciga iyo hawlgelinta ciyaaraha waxay soo bandhigaysaa go’aankeeda, rabitaankeeda, iyo sida ay uga go’an tahay inay heer sare ka gaarto xirfadahaas.

    Adduunka kubadda cagta, Karboubi waxay u taagan tahay garsooraha kaliya ee dumarka ah ee ka mid aheyd garsoorayaasha haweenka ee Koobka Qaramada Afrika ee 2023 ee Ivory Coast lagu qabtay.

    Iyadoo raacaysa wadadii ay martay Salima Mukansanga oo u dhalatay dalka Rwanda, oo taariikhda gashay sannadkii 2022-kii, iyadoo noqotay haweenaydii ugu horreysay ee garsoore ka noqota ciyaar ka tirsan Koobka Qaramada Afrika ee ragga, Karboubi ayaa hoggaaminaysay koox dumar ah oo ka tirsan mas’uuliyiinta kubbadda cagta ciyaar ay Nigeria ku garaacday Guinea-Bissau.

    Bandhigan ayaa ka dhigay haweeneydii ugu horeysay ee ka soo jeedda Waqooyiga Afrika ee garsoore ka noqota Koobka Qaramada Afrika ee ragga.

    Karboubi, oo 36 jir ah, ayaa muujisay hankeeda, iyadoo leh, “Waxaan qabaa dareen xad dhaaf ah. Sharaf bay ii tahay aniga, qoyskayga, dalkayga, iyo guud ahaan haweenka Afrikaanka”.

    Caqabadaha ay la kulantay Bushra Karboubi

    In kasta oo ay tahay garsoore xirfadeedu sarreyso, Karboubi waxay ku nuuxnuuxsatay in aqoonsigeedu ka dheer yahay shaqadeeda: “Shaqada, waxaan ahay sarkaal booliis ah, garoonka dhexdiisana, waxaan ahay garsoore. Laakiin guriga, waxaan ahay dumar, iyo marwada reerka, iyo hooyo gabadheeda.

    In kasta oo ay la kulantay cadaadis markii ay xirfaddan bilaabeysay oo uga yimid dhanka qoyskeeda, gaar ahaan walaalaheed, Karboubi waxa ay ku adkaysatay in ay raacdo hamigeeda oo ahaa inay mar un noqoto garsoore kubbadda cagta ah.

    Iyadoo ah haweeneydii ugu horeysay ee Carbeed ee garsoore ka noqota ciyaarta ragga oo u qalantay garsooraha Caawinta Fiidiyowga (VAR), Karboubi waxay sii waddaa inay burburiso fikradaha haweenka laga aaminsan yahay iyo inay dhiiri geliso haweenka Afrika oo dhan iyo kuwa ku nool meelo ka baxsanba.

    bbc

    Morocco, oo ah waddankii ugu horreeyay ee Afrikaan ah ee soo saara tignoolajiyada VAR, waxay siisay Karboubi fursad ay ugu adeegto kaaliye muuqaal ah finalka Koobka Qaramada Afrika ee 2021.

    Doorkeedii ugu horeeyay ee garsoore caalami ah waxa uu ahaa koobkii qaramada Afrika ee haweenka ee 2018-kii Ghana ka dhacay.

    sawir

    Khibradda Karboubi ee garsoorenimo ayaa si weyn uga qayb qaadatay doorkeeda ah sarkaal boolis . Caqabadaha ay la kulanto garsoore dumar ah oo ku sugan goob ay raggu u badan yihiin ayaa muujineysaa shaqadeeda booliisnimo. Waxay xustay dadaalka dheeraadka ah ee ay tahay inay haweenku sameeyaan si ay u caddeeyaan kartidooda, iyadoo sheegtay, “Haddii ninku khalad sameeyo, waxay yiraahdaan waa bini’aadam oo keliya. Laakiin haweeneyda laba jeer ayaa la dhaleeceynayaa sababtoo ah waa garsoore dumar ah.”

    Karboubi waxa ay ku hamminaysaa inay garsoore ka noqoto finalka Koobka Adduunka ee ragga.

    Bushra Karboubi ma aha oo kaliya inay jebisay fikradaha dumarka laga aaminsan yahay ee waxay sidoo kale u gogol xaaraysaa jiilalka mustaqbalka ee haweenka inay galaan goob kasta oo ay doortaan. Socdaalkeedu waxa uu u yahay iftiin dhiirigelin u ah haweenka ku nool dunida Carabta iyo kuwa caalamkaba, taas oo caddaynaysa in go’aan iyo dadaal badan oo haeenku sameeyaan ay u suurto galinayso in ay ka soo dhalaali karaan wax kasta oo ay niyadda ku hayaan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Dagaal Culus oo ka socda Duleedka Moqokori.

    July 7, 2025

    DEG DEG:- Qarax Ismiidaamin ah ayaa goordhow ka dhacay Maqokori

    July 7, 2025

    Guddoomiye ku xigeynkii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Ayaa Taladaan Soo jeediyay Abuukar Maxamed Cali Gaabow

    July 5, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    DEG DEG Dagaal Culus oo ka socda Duleedka Moqokori.

    July 7, 2025

    DEG DEG:- Qarax Ismiidaamin ah ayaa goordhow ka dhacay Maqokori

    July 7, 2025

    Guddoomiye ku xigeynkii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Ayaa Taladaan Soo jeediyay Abuukar Maxamed Cali Gaabow

    July 5, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.