Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Magacaabista Ra’iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Magacaabista Ra’iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Maxaad ka ogtahay tallaabadda xigta kadib ansixinta dastuurka dalka?

    Maxaad ka ogtahay tallaabadda xigta kadib ansixinta dastuurka dalka?

    By radiohalgan.comApril 2, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Sabtidii toddobaadkan ansixiyay wax ka beddelka dastuurka dalka, oo uu buuq badan ka taagna.

    Wax ka beddelka la ansixiyay ayaa khuseeya afarta cutub ugu horreysa ee dastuurka KMG, oo ay ku jiraan isbeddel lagu sameeyay hannaanka doorashooyinka iyo habraaca cusub ee loo marayo doorasho qof iyo cod ah oo ay ku tartamaan saddex xisbi.

    Sidoo kale wax beddelka ayaa dhigaya in muddo xileedka federaalka u noqdo shan sano, halka u markii hore ka ahaa afar sano. Waana mid muujineysa in sanad dheeri ah ay heli doonan hoggaanka haatan tallada haya.

    Kadib meel-marinta wax ka beddelka dastuurka ayaa la isweydiinaya tallaabadda xigta, xilli Villa Somalia ay uga adkaatay mucaaradka baarlamaanka.

    Shaqada xigta ansixinta afarta cutub ayaa ah in la dhameystiro shuruucda lagama maarmanka ah, si loo gaaro doorashada xisbiyada badan, sida uu sheegay Xoghayaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka iuo Soohdimaha.

    ”Sida uu dhigayo dastuurka hadda la ansixiyay waxaa xigi doona si loo gaaro doorasho in shuruucda muhiimka u ah doorashooyinka la sameeyo sida; sharciga doorashooyinka, sharciga xisbiyadda siyaasadda, sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka in dib-u-eegis lagu sameeyo, maadaama dastuurka lagu daray tilmaamo awal aan ku jirin,” ayuu yiri Xoghaye Cabdirisaaq Bashiir oo la hadlay BBC.

    Sidoo kale waxa uu xusay in ay horay u jirtay β€œin xubnaha guddigu ay ka yaraayeen tirada hadda la ansixiyay, in xisbiyadu ay badnaayeen iyo in muddo xileedka xukuumadda ay wax iska bededeleen,” ayna dhamaantood u baahan yihiin in xilli hore lagu dhaqaaqo shaqadooda.

    Xoghayaha Guddiga Doorashooyinka ayaa waxa kale oo uu tilmaamay in guddi ahaan ay jireen caqabado badan oo ku xeeran, ayna hadda ku howlan yihiin sidii looga gudbi lahaa.

    ”Caqabadihii nasoo maray waxaa kamid ahaa in doorashada aysan waqtigeeda ku dhici jirin, waxa doorashooyinka saldhig u ah shuruucda sida; sharciga doorashooyinka oo la ansixiyay 2020-kii, iyadoo muddo xileedka dowladdu ay ka dhiman tahay bilo.”

    Waxa uu intaas kusii daray β€œSharciga marka la diyaarinayo wuxuu u baahan yahay muddo labo sano ah oo laga diyaarinayo xeer hoosaadyo, habraacyo, hagayaal, la-tashiyo dadweyne iyo waxyaabo kale oo badan, intaas oo dhan ayeynaan wakhti u heysan, waana fursad hadda la helay.”

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.