Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Maxaad ka ogtahay qaxwada nasiibka lagu fiiriyo ee lasoo isticmaalayay in ka badan 500 oo sano?

    Maxaad ka ogtahay qaxwada nasiibka lagu fiiriyo ee lasoo isticmaalayay in ka badan 500 oo sano?

    By radiohalgan.comMarch 13, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Farshaxanka Turkiga ee nasiibka laga helo laguna farsameeyo goobaha qaxwaha ayaa ahaa wax la arki jiray ilaa 500 oo sano kahor, waana mid ay dhawaanahan aad u xiiseeyaan jiilka cusub.

    Maalin kasta, malaayiin dad ah ayaa qaxweeya ama caba kofeega si ay xilli hore u toosaan subaxdii, una kordhiyaan dhiirranaanta iyo shaqadooda maalinlaha ah, ama kor ugu qaadaan tamartooda.

    Inkasta oo si weyn loo rumaysan yahay in miraha qaxwaha markii ugu horreysay lagu beeray dhulka sare ee Itoobiya, waxaa xusid mudan Boqortooyada Cusmaaniyiinta in habka ugu horreeya ee qaxwaha loo isticmaalo. Waxa Yaman ka keenay Barasaab Qarnigii 16-aad ahaa oo keenay qasrigii Sultan Suleymaan ee Istanbul, oo waagaas ladhihi jiray Constantinople.

    Dhismihii ugu horreeyay ee kafeega taariikhda waxa laga furay Istanbul 1554-kii, kadibna maqaaxiyo dhowr ah ayaa ka dillaacay magaalada.

    Laakiin tani ma ahayn Starbucks, ayay tiri Gizem Salcigil White, oo ka shaqaynaysay in ka badan toban sano si ay u soo bandhigto caadooyinka gaarka ah ee Turkiga, iyada oo loo marayo ganacsigeeda, Turkish Coffee Lady.

    Caado ahaan, qaxwaha Turkiga waxa lagu qoray Liiska Dhaxalka Dhaqanka ee aan la taaban karin ee UNESCO 2013-kii. Halkan, kafeegu waa udub dhexaadka munaasabadaha bulshada, isagoo qayb ka qaadanaya xafladaha ka qaybgalka, kulamada qoyska iyo ciidaha. Si kastaba ha ahaatee, mid ka mid ah caadooyinka loogu jahwareerka badanyahay ayaa ah kan loo yaqaanno kahve fali, ama farshaxankii hore ee nasiibka ee lagu dhex sameeyo qaxwaha isaga oo u sawiran sida cillaanka.

    Turkiga

    XIGASHADA SAWIRKA,ALAMY

    Qoraalka sawirka,Kafeega nasiibka

    In ka badan 500 oo sano kadib, dhaqanka sharraxaadda kafeega ee loo raadiyo nasiibka ayaa weli si xoog leh uga socda Turkiga. Sameeyeyaashu waxay bixiyaan hagitaan ruuxi ah oo laga helo qaar ka mid ah xarumaha qaxwe dhaqameedka, iyadoo sidoo kale haatan la casriyeeyay. Malaayiin Turki ah ayaa hadda iska diiwaangeliya abka bixiya akhrinta kafeega ee AI.

    Qaab gaaban oo wada hadal ah

    Safar aan dhawaan ku tagnay Istanbul aniga iyo hooyaday, waxaan booqday mid ka mid ah guryaha qaxwaha ee magaalada si aan u eego xaaladdeyda maalintaas.

    Inta badan dadka soo booqda ee doonaya in loo sameeyo farshaxana waxay ku safanyihiin jidadka.

    Waxan qaban qaabinnay la kulanka Roza Mutlu, oo akhrinaysa nasiibka booqde iyada oo hoos u dhigaysa xeerarka qallafsan iyo caadooyinka ku xeeran kafeega Turkiga. Waxay naguso dhaweysay maqaaxi maqaaxi heersare ah oo ku taal Beyoğlu halkaas oo macaamiishii kale ay ku raaxaysanayeen quraacda, lana qabsanayeen shaqada iyo la socoshada asxaabta.

    Waxay dalbatay dhowr koob oo kafee ah oo fudud, kuwaas oo aan lahayn farshaxan, Kafeega ayaanu cabnay, innagoo dhoola cadeynaya in kasta oo dhadhanka qaraarku uu aad u daran yahay, ilaa koobka ay ku hareen xooga dhiiqo oo kale ah oo adag.

    Waxa aan sameynay tijaabooyin kala duwan anagoo eegeyna waxa nasiibkeennu uu soo saari doono, waxaa soo baxday waxyaabo isugu jira kuw aaan wanaagsan iyo kuwo muujinaya mustaqbal wanaagsan iuo dhamaan rabitaanadeena in ay rumoobi karaan.

    Si kastaba ha ahaatee, tani waxay sidoo kale muujineysay akhrinta farsamada.

    Waxaa la sameeyay barnaamijyo dhinaca qadka ah kuwaas oo iyaguna fududeynaya eegista nasiibka ee qaxwahan waliba dadka aan joogin gudaha Turkiga.

    Turkiga

    XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

    Qoraalka sawirka,Kafeega

    Dadka qaar ayaa soo diraya sawirro si ay jawaabohooda ugu helaan qaab Emil- ah.

    Ugu dambeyntii, tani waxay u xuubsiibtay app-ka, kaas oo si toos ah u soo saara nasiib koob kafee ah. Faladdin wuxuu leeyahay in ka badan shan milyan oo isticmaaleyaal firfircoon ah waliba adduunka oo dhan wuxuuna caan ka yahay Turkiga.

    Dadka baraha bulshada sida weyn ugu baahiya muuqaalladan nasiibka kafeega waxaa kamid ah haweeney maqaaxi ku leh Mareykanka gaar ahaan Alexandria, Virginia. Muuqaallo ay soo geliso ayaa waxaa daawada malaayiin qof ah iyagoo u riyaaqsan habka sameynta kafeega nasiibka. Hadda, faaliyaha kafateeriyada waxa la sii ballansadaa bilo ka hor dadka da’ kasta iyo jinsiyad kasta leh.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.