Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Maxaa ragga Soomaaliyeed loogu sheegay Morooko

    Maxaa ragga Soomaaliyeed loogu sheegay Morooko

    By radiohalgan.comJanuary 16, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Beryahan waxaa aad u soo badanaya rag Soomaaliyeed oo dhallinyaro u badan, kuwaasoo oo baraha bulshada isku weydaarsanaya sheekooyin la xiriira inay u socdaan dalka waqooyiga Afrika ku yaalla ee Morooko si ay calafkooda uga raadsadaan.

    Qaar ka mid ah ragaas oo da’doodu kala duwan tahay ayey BBC la xiriirtay muddo bil iyo xoogaa laga joogo si ay u ogaato waxa ka jira arrintaas.

    Cabdiraxaman Nuur Qanyare oo ah 72 jir, howlgab ah oo ka yimid Ingiriiska, ayaa sheegay inuu dagay waddankaas sanadkii 2014 kii.

    Hadda waa ganacsade ku leh goob ay ku soo dagaan dalxiisayaasha.

    β€œwaxaan Marrocco u doortay oo aan usoo dagay madaama aan ahay nin aan xaas aan lahyeen si aan uga helo qof aan waysada ku dhawrto mar hore ayaan dalka tagay oo soo indha indheeyay β€œ

    Waxa uu sheegay in tan iyo markii uu halkasi soo dagay uu kusoo dhaweeyay ragg badan oo Soomali ah oo doonayay in ay soo dagaan, kana guursadaan gabdhaha dalkaasi u dhashahay .

    β€œWaxaan dareemi karaa qiimaha ay ledahay markii meesha aad qof ka taqaano oo uu kusoo dhaweeyanayo” ayuu BBC da u sheegay Qanyare oo ah waaya arag sida uu oo sheegay soo maray wadamo badan oo caalamka ah, ka hor inta uusan saldhigin waddankaan uu ku soo dhaweeyo Soomaalida.

    Cabdirxmaan Wuxuu sheegay in uu ragga Soomaliyeed ee dalkaasi taga ka caawiyo sidii ay u heli lahyeen gabdhaha wadankaas u dhalatay.

    β€œwaxaad arkaysaa dad badan oo adiga oo wadad ,maray kugu soo booday oo ku dhahay helab miyaa inta ayay qof kugu qaldan mafrka waa dad qalbi wanaagsan β€œ.

    Waa gabdho nuucee haweenka ay ragga Soomaaliyeed guurka u doontaan?

    Morocco waa dal muslim ah. Sagaashan iyo sagaal boqolkiiba dadka ku nool ayaa haysta diinta islmaamka. Sidoo kale dhaqan ahaan kuma adka dadkooda in ay ajnabi guursadaan.

    Sida uu noo sheegay Cabdiraxmaan oo rag Soomaaliyeed horay uga caawiyay guurka gabdhaha dalkaas, waxaa jiray xafiisyo kooban oo haya gabdho guur diyaar u ah. Shuruudo kooban ayay tahay in soo maraan ragga u aada xafiisyadaas inay guursadaan.

    In ay cadeeyaan waddanka uu ka yimid, dhaqaalihiisa iyo in uu guurar hore soo maray ayaa kamid ah shuruudaha uu noo sheegay Cabdiraxmaan inb la hor dhigay ragii uu horay uga caawiyay guurka gabdhaha.

    β€œWaa in uu keeno waraqada cadeeynaysa in uusan danbi lahyeen iyo waraqadaha dhalashada ee asalka ah”, ayuu Cabdiraxmaan hadalkiisa ku daray.

    Balse waxa kale oo uu sheegay in haweenkaan ay u badan yihiin kuwa iskood u xamaasha ama baagamuudo ah.

    β€œGabdhaha guurka diyaarka u ah ee ragga Soomaliyeed guursadaan waxay u badan yihiin gabdhao ku dhacay imtaxaanka dugsiga sare oo ka xishoonaya in dib ugu laabtaan iskuulka oo caruur ka da’yar ay la fariistaan,” ayuu BBC u sheegay Cabdiraxmaan.

    Wadamo badan oo caalamka ah oo ay kamid tahay Morocco ayaa arrintaan ka tahay ceeb, iyaga oo ardeyda ku dhacda fasalka ugu dambeeya ay doorbidaan inay waxbarashada isaga haraan.

    Cabdiraxmaan ayaa BBC da u sheegay: β€œBadanaa halkaan in gabdhuhu imtxaanka dusiga ku dhacaan waa waxa ceeb ah. Marka qofkii saas ah waa iska guursada ama nin ayuu iska doontaa”.

    Waxa uu sheegay Cabdiraxmaan in ay jiraan haween dulaal ah oo ka shaqeeysa arrimaha guurka qorsheysan oo dhaqan ka ah Morocco, kuwaas oo gacan ka geysta isu imaatinka gabdhaha iyo ragga. Inta badan ragga ayaa tilmaama nuuca gabadha ay u baahan yihiin.

    Bulshada Maroocca ayuu sheegay in ay yihiin dadka wanaagsan oo jecel dadka Soomaliyeed, balse haweenkooda ay ragga soomaaliyeed guursadaan ayaan jeclayn in loo soo wado Soomaaliya iyo sidoo kale Dowlada deeganka Soomaalida, maadaama ay wararka ku arkaan colaado ka dhaca goobahaas, sida uu sheegay Cabdiraxmaan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Waxaa farxad iyo guul weyn ii ah in aan soo gabagabeeyo buuggii aan muddo dheer ku hawlanaa, kaas oo cinwaankiisu yahay Halgan

    January 25, 2026

    Sama fale Cabdicasiis Muudeey oo u dhaq-dhaqaaqa caawinta bulshada dan yarta ah ayaa weli wada caawinta iyo afurinta qoysaska danyarta ah ee beledweyne ku sugan. (SAWIRRO)

    March 19, 2024

    Sida khuuradu u dhibaateyn karto guurkaaga iyo xalka looga bogsan karo

    March 19, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.