Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa lagu wadaa in dhawaan loo magacaabo Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda Soomaaliya.
Magacaabista Mr Sanbaloolshe ayaa loo sababeeyay aqoonta iyo qibradda Sirdoon ee uu leeyahay.
Taliyaha hadda haaya xilka Nabad sugidda Mahad Salaad ayaa dhowr jeer lagu eedeeyay in xilkaasi uu ku fashilmay loona baahanyahay in la badbaadiyo Hay’adda NISA taas oo Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ku dhalisay in uu magacaabo Sanbaloolshe dhawaan.
Waxii warar ah oo ku soo kordho kala soco marwalba Isha wararka Radiohalgan.com