Israa’iil ayaa sheegtay in aysan iran geysan karin weerarrada noocan oo kale ah, waxana ay sheegtay in wadamo badan ay hoos ka taaageerayaan.
Channel 14 oo laga leeyahay Israel ayaa sheegaya Dowladdaha Pakistan, Shiinaha, iyo Ruushka ay si qarsoodi ah u caawinayaan Iran, iyagoo u gudbinaya xamuul hawada ah oo ay ku jiraan gantaallo iyo agab milatari.
Hadalka waxa uu imanayaa cili ay Iran ay gantaallo ku bur burisay Israa’iil.