Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Maxaa ka jira in ay kulmeen Laftagareen iyo ninkaan hadal haynta dhaliyay?

    Maxaa ka jira in ay kulmeen Laftagareen iyo ninkaan hadal haynta dhaliyay?

    By radiohalgan.comJanuary 19, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Masawir muujinaya in ay wada joogaan madaxweynaha dawlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Laftagareen iyo nin kamid ah wafdi ka socday Itoobiya oo socdaal ku tagay qaar kamid ah deegaanada Soomalaida ayaa hadal hayn ka dhaliyay baraha bulshada.

    Masawirka ayaynaan xaqiijin karin dhabnimadiisa.

    Ninkaan hadalhaynta dhaliyay ayaa qayb ka ahaa wafdi ka socday dalka Itoobiya, gaar ahaan gobolka Oromia, kuwaas oo horay u sheegay in ay u yimaadeen dhulka Soomaalida si ay qayb uga qaataan nabadeynta gobolka Geeska Afrika.

    (Lafti Nagaa) – Naaneys caan baxday oo ka timid duco ay wafdigaan Itoobiyaan ka ah horay u mariyeen ayay dad badan ugu yeerayaan ninkaan ay hadal hayntiisu ka socoto baraha bulshada.

    Maxaa ka jira in ay wada kulmeen Laftagareen iyo ninkaan ka yimid Itoobiya?

    Waxa aan xiriir la sameynay madaxtooyada dawlad goboleedka Koofur Galbeed si aan u xaqiijino waxa kajira in uu kulan uu dhexmaray madaxweyne laftagareen iyo mid kamid ah odayaasha dhaqanka qoomiyadda Oromada.

    Afhayeenka Maamulka Koofur-Galbeed, Maxamed Cali Ibraahim, ayaa beeniyay warka sheegaya kulan dhexmaray madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo ninkaan la socday wafdiga odayaasha ah ee ka yimid dalka Itoobiya.

    Isaga oo la hadlay BBC da ayuu sawirka baahay ee la isku weydaarsanayay baraha bulshada ku tilmaamay in uu yahay mid been abuur ah.

    Isha uu ka yimid sawirkaan ayaan sidoo kale ahayn mid la xqiijin karo ilaa iyo haatan.

    Halkee ku sugnaa madaxweyne Laftagareen maalmihii la soo dhaafay?

    Sida ay BBC da u sheegtay madaxtooyada dawlad goboleedka Koonfur Galbeed, madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa mudooyinkaan danbe ka maqnaa deeganada uu ka arimiyo maamulkiisa, iyo guud ahaan Soomaaliya.

    madaxtooyada ayaa sheegtay in madaxweyne Laftagareen uu aaday dalka Sacuudi carabiya, gaar ahaan magaalada Makka, si uu ugu cumraysto dhulka barakaysan.

    Intuu halkaas ku sugnaa ayay sidoo kale sheegtay madaxtooyadu in uu ka qayb galay shirkii golha wadatasiga qaran ee degdega u dhacay, kaas oo looga arrinsanayay heshiiskii ay wada saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland.

    Intaas kadib ayay sheegeen in uu u safray waddanka Turkiga, halkaas oo uu waqti kula qaatay qoyskiisa iyo dad kale oo uu kulamo la yeeshay.

    Madaxtooyada faahfaahin kama aysan bixin cidda uu la kulmay iyo waqtiga uu ku sugnaa halkaas intaba.

    Madaxweynaha Lafatgareen ayaa haatan ku sugan Caasimadda dalka Kenya ee nairobi. Madaxtooyada ayaa sheegtay in uu kulamo la qaatay dad kale, balse wax ay ku adkaystay in uusan ka mid ahayn ninkaan hadal haynta dhaliyay.

    Muxuu ahaa ujeedka wafdigii ka socday Itoobiya?

    Dhamaadkii sanadkii tagay ee 2023 ayay ahayd markii wafdi ka socday ka socday dalka Itoobiya, gaarka ahaan gobolka Oromia oo sheegay in ay ahaayeen odayaal dhaqan ay gaareen qaar kamid ah deeganada Somaliland oo ay kamid tahay magaalada Hargeysa.

    Wafdiga ayaa waxaa gudaha Somaliland ku qaabilay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiin.

    Hugaamiyaha odayaashaas oo mar la hadlay BBC da ayaa sheegay in ujeedkoodu uu yahay nabad ku soo dabaalista deeganada ay wada dagaan Soomalaida iyo Itoobiyaanka, iyo sidoo kale in uu nooleeyo xiriir wada dhalasho oo ka dhaxeeya qaar kamid ah beelaha Soomaalida iyo kuw aItoobiyaanka, balse nalama uusan wadaagin wax cadeyn ah oo dhaafsiisan sheegashadiis.

    Balse Imaanshiyahooda ayaa hadal hayn ka dhex abuurtay Somaliland iyo sidoo kjale deegaanada kale ee Soomaalida.

    Dadka qaar ayaa u arkay sheegashada wada dhalashada ee wafdigaasi in ay ahayd mid siyaasadeysan, kuwa kalana waa ay soo dhaweeyeen.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.