Beledweyne(radiohalgan.com)- Wararka aan ka heleyno Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa tibaxaayo
Rag Al-Shabaab ah iyo Dadkale Oo Dil Ku xukunaa Oo Kabaxsaday Saldhiga Boliska Baladweyne Tuhun Soo galay Taliyaha saldhiga iyo Sarakiil oo gatay shaqsiyaadka baxsaday.
Sida u xaqiijiyeen radio Halgan dad ku dhow dhow Sarakiilsha.
Waxii warar oo ku soo kordho kala soco marwlba Ish Warar radio Halgan