Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Maxaa Israaiil ku qasbaya in ay dhegaha ka furaysato xabbad-joojinta Golaha Ammaanka ee Magaalada Gaza?

    Maxaa Israaiil ku qasbaya in ay dhegaha ka furaysato xabbad-joojinta Golaha Ammaanka ee Magaalada Gaza?

    By radiohalgan.comMarch 27, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xukuumadda Benjamin Netanyahu oo ku fashilantay dagaalka ay kawaddo dhulka Falastiin, Soo furashada Maxaabiista sida awoodda ah Xamaas uga soo qafaalatay 7dii Oktoobar 2023 iyo kahortagga duqaynta ku hoobanaysa Magaalooyinka ay xoogga ku joogaan ayaa dhinac iska dhigtay go’aanka Xabbad-joojinta ah ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay.

    Dalal badan oo xubno ka ah Golaha Ammaanka ayaa soo jeediyay in la qaado tallaabada ku habboon ee gacmaha Israaiil lagu qaban karo kaddib markii saacadihii lasoo dhaafay ay kordhisay duqaynta ay ka gaysanayso Magaalada Gaza taas oo meesha ka saartay rejadii xabbad-joojinta codaynta lagu gaaray.

    Shiinaha oo kamid ah Dalalka joogtada ah ee Golaha Ammaanka ayaa aad uga carooday in Yuhuuddu ay meel iska dhigto qaraarkii ay wada-gaareen 14ka Dal ee xubnaha ugu go’aanka culus ah ee Qaramada Midoobay taasina ay ka dhigan tahay in Israaiil ay muujinayso in ay ka awood sarrayso Axdiga Xubnaha Golahaan ku heshiiyay.

    Waa maxay Sababta Israaiil ay dhegaha uga furraysatay qaraarka Golaha Ammaanka?

    Fasiraad kala duwan ayaa laga bixinayaa marka la eego warbixinno la xiriira tallaabada Israaiil ay samaysay ee kahor imaanaysa Qaraarka tirsigiisu yahay 2728 ee Golaha Ammanka Qaramada Midoobay ku sheegay in loo baahan yahay Xabbad-joojin degdeg ah oo ka dhaqangasha Bariga Dhexe si gargaarka xayiran loo fasaxo.

    Xukuumadda Netanyahu ayaa diidan in ay xabbad-joojin gasho iyada oo aanay guul ka gaarin qorshihii ay horay ugu joojisay xabbad-joojintii hore ee Maxaabiis is dhaafsiga ahayd ee socotay 5ta Cisho, haddii go’aankaan ay aqbasho waxa ay ka dhigan tahay in guuldarro siyaasadeed ay kala kulantay qorshiheedii Militari.

    Marka xigta waxa ay garab ka raadinaysaa Maraykanka oo diiday in uu kahor istaago go’aanka Golaha Ammaanka maadaama uu adeegsan karay codka Diidmada qaxayan si lamid ah marar hore oo uu sidaas sameeyay, markale ayay rabtaa in fadhi kale la isugu yimaado sidaasina uu Maraykanku ku diido xabbad-joojinta.

    Waxyaabaha kale ee aadka loo hadal hayo waxaa kamid ah in Ra’iisul Wasaaraha Israaiil oo ku furan dacwad maxkamad uu diidan yahay in nafis yar laga helo dagaallada socda waxaana sidoo kale uu indhaha ka qabsanaya dibadbaxyada ehelka dadkooda la haysto ee ku cadaadinaya in wada-xaajood lagu soo daayo Dadkooda.

    Maxaa u furan Golaha Ammaanka haddii Israaiil diiddo Xabbad-joojinta?

    Waa su’aal inta badan ay is waydiinayaan Dadka sida gaarka ah ula socda Arrinta ka jirta Bariga Dhexe maadaama Maraykanka iyo Dalalka kale ee Reer Galbeedka ah lana safan ay ku doodi jiraan in go’aamada Qaramada Midoobay ay yihiin geed ka go’an oo ciddii diida meel looga soo wada jaysto oo go’doon siyaasadeed, dhaqaale & dhinac weliba ah la geliyo.

    Golaha Ammaanka waxaa u furan in uu adeegsado awood dheeraad ah sida in Masaarida lagu qasbo in ay shuruud la’aan fasaxdo gargaarka bani aadamnimo ee u xayiran dhowrista Heshiiskii ay horay Israaiil ula gashay haddiise Xukuumadda Qaahira diido qudheeda la saari doonno caadis aad u culus oo ugu dambayn jebinaya xeendaabka Yuhuudda.

    Maraykanka ayaa laga boglaynaya waayo ma diido qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay mana kasoo hari karo rukunkiisa ugu wayn ee dhinaca hubka ka iibsada ee Israaiil wuxuuse had iyo jeer eegayaa halka dabaysha u tuurto waana tan keeni karta in ugu yaraan isbaddel degdeg ah uu ka dhaco dhinaca Yuhuudda.

    La soco wixii kasoo kordha

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.