Tababaraha Kooxda chelsea ee Mauricio Pochettino ayaa mar-marsiyo la la yaab leh u sameeyay kooxdiisa kadib guuldaradii Liverpool.
Kooxda Chelsea ayaa guuldaro 1/0 ah kala kulantay kooxda Liverpool kulan ka dhacay Wembley.
Liverpool ayaa ku dhibaatoonaysay dhaawacyo kulanka iyada oo Klopp ku qasbanaaday in uu ciyaarsiiyo xiddigo u badan daβyar.
Hadana Mauricio Pochettino ayaa sheegay in ay kooxdiisu ahayd kuwo ka daβyar Liverpool kulankii Final-ka Carabao Cup-ka.
βMa garanayo si aan u qeexo xaaladan, laakiin shaki laβaan waxan dareemayaa farxad sababta oo ah kooxdu waxa ay sameeyeen dadaalβayuu Mauricio Pochettino yidhi.
βWaxa aan ku ciyaarnay koox daβyar ah sidaas darteed ma ahan in nala bar-bar dhigo Liverpoolβayuu sii raaciyay

