Close Menu
    What's Hot

    Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

    February 24, 2026

    Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

    February 24, 2026

    DEGDEG: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Rooble, ayaa si adag u cambaareeyay xarigga wariye

    February 24, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

      February 24, 2026

      Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

      February 24, 2026

      DEGDEG: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Rooble, ayaa si adag u cambaareeyay xarigga wariye

      February 24, 2026

      Ra’iisul Wasaare hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa cambaareeyay afduubka iyo xadgudubka loo geystay wariye Cabdixafiid

      February 24, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

      February 24, 2026

      Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

      February 24, 2026

      DEGDEG: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Rooble, ayaa si adag u cambaareeyay xarigga wariye

      February 24, 2026

      Ra’iisul Wasaare hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa cambaareeyay afduubka iyo xadgudubka loo geystay wariye Cabdixafiid

      February 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Mareykanka oo shaaciyey in weerar Iran ku qaado Israel uu yahay lama huraan

    Mareykanka oo shaaciyey in weerar Iran ku qaado Israel uu yahay lama huraan

    By radiohalgan.comApril 6, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Maraykanku waxa uu ku jiraa heegan sare waxana uu si firfircoon isugu diyaarinayaa weerar “muhiim ah” kaasoo iman kara isla toddobaadka soo socda gudahooda oo ay Iran ku bar-tilmaameedsato xarumaha Israa’iil ama Maraykanka ee gobolka  si ay uga jawaabto weerarradii israa’iil ee Isniintii ka dhacay Dimishiq ee lagu dilay taliyeyaasha sare ee Iran, Sarkaal sare oo ka tirsan maamulka ayaa u sheegay CNN.

    Saraakiisha sarsare ee Maraykanka ayaa hadda aaminsan in weerarka Iran uu yahay “lama huraan” aan laga baaqsan karin.

    Labada dawladood waxay ka shaqaynayaan sidii ay u heli lahaayeen mawqif ka hor waxa iman doona, maadaama ay filayaan in weerarka Iran uu ku dhici karo siyaabo kala duwan – iyo in hantida iyo shaqaalaha Maraykanka iyo Israa’iilba ay halis ugu jiraan in la bartilmaameedsado.

    Weerar Iran ka soo socda ayaa ah mowduuca ugu weyn ee hadda hor yaalla labada dal marka laga yimaado  dagaalka ka socda Israel

    Weerar toos ah oo ay Iran ku qaado Israa’iil ayaa ah mid ka mid ah xaaladaha ugu xun ee maamulka Biden uu ku cabsi qabo, maadaama ay ay si degdeg ah uga sii darto xaalad qalalaase ee ka jirtay Bariga Dhexe. Duqeymaha noocan oo kale ah ayaa u horseedi kara in dagaalka Israel iyo Xamaas uu isku bedelo ballaaran oo gobolka ah taasoo Biden uu muddo dheer doonayay inuu ka fogaado.

    Jeneraalka ugu sarreeya Iran ayaa Sabtidii maanta ka qeyb galay aaska sarkaalka militariga Mohammed Reza Zahedi, isagoo wacad ku maray in Iran ay jawaab ka bixin doonto weerarki qunsuliyadda safaaradeeda Dimishiq ee lagu dilay lagu dilay saraakiil sare oo ka tirsan Ilaalada Kacaanka.

    Iran ayaa dusha ka saartay masuuliyadda weerarka lagu qaaday Israa’iil, Maj. Gen. Mohammad Bagheri ayaa Sabtidii sheegay in “aanay iiraan ka aamusi doonin”, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Iran ee Tasnim.

    Bagheri, oo ah taliyaha ugu sareeya militariga dalkaas, ayaa sheegay in Iran ay go’aan ka gaari doonto sida iyo goorta ay uga jawaabayso weerarka, sida lagu sheegay warbixinta Tasnim.

    Wuxuu sidoo kale digniin u diray Mareykanka, isagoo sheegay in “mas’uuliyadda ugu weyn” ee weerarka Dimishiq ay saaran tahay Mareykanka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

    February 24, 2026

    Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

    February 24, 2026

    DEGDEG: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Rooble, ayaa si adag u cambaareeyay xarigga wariye

    February 24, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

    February 24, 2026

    Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

    February 24, 2026

    DEGDEG: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Rooble, ayaa si adag u cambaareeyay xarigga wariye

    February 24, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.